Mukhtaar Cabdi Jaamac

Mukhtaar Cabdi Jaamac This is the Official page of the Director-General, Ministry of Resettlement and Humanitarian Affairs.

Waxa aan maanta kormeer ku tagay waaxda MRC oo ka tirsan waaxda soo noqdayaasha ee wasaaradda dib u dejinta iyo Arrimaha...
20/01/2025

Waxa aan maanta kormeer ku tagay waaxda MRC oo ka tirsan waaxda soo noqdayaasha ee wasaaradda dib u dejinta iyo Arrimaha Bani'-aadannimada. Waxa anaan soo kormeer ku soo marey dhammaan xafiisyaydda waaxdaasi. Waxa aanan warbixin kaga dhageystey madaxda waaxda MRC. Kuwaasi oo warbixin iga siiyey waaxda iyo qaabka ay u shaqayso iyo sida ay ula shaqaayeen hay'addaha kale ee ay wada shaqeynta leeyihiin.

Gunaandkii kulankaygu waxa uu ku soo dhammaadey is barasho iyo is xog warreysi.

Waxa aanu maanta aniga iyo Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dajinta & Arrimaha Bani'-aadannimada aanu shir ballaadhan la yeelan...
19/01/2025

Waxa aanu maanta aniga iyo Wasiirka Wasaaradda Dib-u-dajinta & Arrimaha Bani'-aadannimada aanu shir ballaadhan la yeelaney Madax sare oo ka socotay Hay'adda Unicef. Taasi oo aanu kaga wada hadleyn sidii Wada shaqayn fiican looga yeelan lahaa shaqooyinka ay Wasaaradda iyo Hay'adda Unicef wada qabtaan. Kulankasi oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda Waxa uu ku soo dhammaaday you in kor loo qaado adeegyada loo fulinaayo bulshada nugul ee loo shaqeeyo.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dib-u-dajinta & Arrimaha Bani'-aadannimada.

ALLA MAHAD LEH.

Maanta waxa aan kulan la yeeshey agaasime waxeedyada wasaaradda dib u dejinta iyo Arrimaha bininadanimo. Kulankani oo da...
19/01/2025

Maanta waxa aan kulan la yeeshey agaasime waxeedyada wasaaradda dib u dejinta iyo Arrimaha bininadanimo.

Kulankani oo daarana is barasho iyo is xog warreysi hawlaha shaqo ee agaasimayaasha waaxyuhu u igman yihiin.

Agsiimaha guud ee Wasaaradda Dib-u-dajinta & Arrimaha Bani'-aadannimada

ALLA MAHAD LEH.

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mukhtaar Cabdi Jaamac posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share