22/11/2024
kaw subxaan allah Dal dhan oo 2025 ka sheekeynaaya xeerkii ururada iyo xisbiyada .
kaas ayeey ina odhan waa Dal jiree waxbaa wada leedihiin . inadeeroow ha na saaqidiniina bilaahi calaykum anagu socono qaraada cascas baan ka higsanaa siyaasada horumerkee
tani waxay cadeeyn cad u tahay in aanan isku shsqo ahayn oo isba fahmi karin .
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod Aqlabiyad ah ku ansixiyey Xeerka Ururada iyo Xisbiyada Siyaasadda ee Dawladda Federaalka Soomaaliya.
Fadhigii maanta ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ay ka soo xaadireen 178 Xildhibaan waxa ogolaaday 177 Xildhibaan, waxaana ka aamusay 1 Xildhibaan halka cid diidayna aanay jirinka, sidaas ayaanu Shirguddoonka Baarlamaanku ugu dhawaaqay in xeerkaas Ansax yahay.
KF Media