Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Ucid

Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Ucid Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Ucid, Political Party, Jamhuuriyada, Hargeisa.

17/01/2025

: Gudoomiyihii Badhan ee Somaliland’ Maxamuud Xaamud ayaa xalay saqdii dhexe la goostay labadii gaadhi ee uu gacanta Ku hayay iyo hanti kale oo qaranka somaliland ku aaminay,isagoona ula goostay dhanka Puntland.

Masuuliyiinta harti ee somaliland xilalka looga magacaabo ayaad baryahan mooda in ay hantidii qaranka ka dhigteen timir xabaal taala.

Aragtidaada? faalo ka dhiibo

Saaka iyo degmada 26 june
16/02/2024

Saaka iyo degmada 26 june

15/02/2024

“Doorashadii muranka ina galisay shalay ayay soo dhamaatay..”‼️

Gudomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo soo kormeeray saaka suuqa ..

09/02/2024

"Ilhaan Cumar lama yaabayo waxay ilmaadeer yihiin Ayaan Cali Xirsi oo diinta islaamka ka hor timid..,"

"Hawd and Reserve Area waxaa loo samayn-doona maamul gooni ah..,"

"Reer Laascaanood waxaan leeyahay Maandeeq way dhashaye, Caanaha haka habsaamina..,"

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo dalka kusoo laabtay, lana soo dhaweeyay.

Sawirka manta Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng faysal Ali waraabe Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Uci...
09/02/2024

Sawirka manta
Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng faysal Ali waraabe
Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Ucid Abdikariin Daadmadheedh
DALADA Han iyo halgan soo dhawaynti gudoomiyaha xisbiga ucid

Garabka haweenka Dalada han iyo halgan ee xisbiga ucid
04/02/2024

Garabka haweenka Dalada han iyo halgan ee xisbiga ucid

03/02/2024

Hadalki ugu saamaynta badna madashi xalay

Address

Jamhuuriyada
Hargeisa
3000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Ucid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share