09/01/2026
Aynu inyar is xasuusino mid ka mid ah ragi so dhiciyay guusha maanta aynu ku naalooneyno Abdi Aziz Daadmadheedh
Qalinka xukumadu wuxu qabtey dad aan h**e loo arki jirin lkn xukumada waxa aanu ka codsaneyna qalinku ha qabto ragi guusha so dhiciyay ee buur io banaanba u marey