09/04/2026
🚀 FREE COURSE – E-COMMERCE (SHEIN & ALIBABA) 🛒
Ma rabtaa inaad barato sida lacag looga sameeyo online? 💻💰
Fursad BILAASH AH oo aad ku baran karto ganacsiga casriga ah ee Shein iyo Alibaba!
🔥 Waxaad baran doontaa:
✔️ Sida loo bilaabo E-commerce
✔️ Sida alaab looga soo iibsado Shein & Alibaba
✔️ Sida loo iibiyo oo faa’iido looga sameeyo
✔️ Xirfado kaa caawinaya dakhli online ah
📅 Duration: 20 Days
🎓 Certificate: Yes
👥 Only: 30 Students
🌐 Mode: Online Class
⚠️ Fiiro gaar ah: Kuraas kooban ayaa haray!