Afka Shacabka Soomaaliyeed

Afka Shacabka Soomaaliyeed Gobanimadu ma aha wax ay sheeko goyn karto, gunnimaduna waxay timada marka gobanimada laga tago.

21/07/2026

Sida ay tebinayso Warbaahinta gudaha Puntland ciidanka Puntland ayaa la wareegay gaadiid dagaal oo ay lahaayeen ciidanka PSF oo ah ciidan ka madax bannaan Puntland kuwaas oo marar h**e dagaallo la galay ciidanka Puntland.

Dagaal ka dhacay deegaanka Laag ayay Puntland kula wareegtay gadiid dagaal oo ah Qabaallo ay lahaayeen ciidanka oo ah PSF ciidan ka amar qaata Taliyaha Booliska Soomaaliya Asad Cismaan Diyaano.

Warbaahinta afka dawladda ku hadasha ee Puntland Tv ayaa qoraal ay baahisay ku sheegtay in ciidanka lala dagaallamay ay ahaayeen kuwo ka amar qaata xukuumadda Xasan Sheekh Maxamuud, walow aan ilaa hadda war ka soo bixin dhinaca PSF.

Afka Shacabka Soomaaliyeed

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Digniin u Dirtay Dhammaan Shaqaalaha Dawladda.
29/06/2026

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Digniin u Dirtay Dhammaan Shaqaalaha Dawladda.

“Haddeer waxa joogga hadmaan ka Afeeftay” Hoggaamiye Qabyo-tire oo u tuunbo raacaya KAAH PARTY
29/06/2026

“Haddeer waxa joogga hadmaan ka Afeeftay” Hoggaamiye Qabyo-tire oo u tuunbo raacaya KAAH PARTY

29/06/2026


Intii lagu guda jiray maalintii labaad ee Shirka Garsoorka Heer Qaran 2026, ka hor gabagabada shirka, ka qaybgalayaashu waxa loo qaybiyey kooxo shaqo si ay uga doodaan una soo saaraan talooyin wax-ku-ool ah oo lagu dardargelinayo dib-u-habaynta garsoorka.

Kooxuhu waxay si qoto dheer uga doodeen arrimaha mudnaanta u leh dib-u-habaynta, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen:

⚖️ Madaxbannaanida Garsoorka
🏛️ Isla Xisaabtanka iyo Daahfurnaanta Hay’adaha Garsoorka
📂 Maaraynta Kiisaska iyo Hufnaanta Maxkamadaha
📜 Mudnaanta Dib-u-habaynta Sharciyada

Talooyinka iyo go’aannada ka soo baxay doodaha kooxaha ayaa saldhig u noqon doona Khariidadda Tubta Dib-u-habaynta Garsoorka, taas oo hagaysa hirgelinta isbeddellada lagu xoojinayo garsoor madax-bannaan iyo hufan.

Xukuumadda Somaliland ayaa tidhi; “Dawladda Jabuuti, caloosha ha u sii deyso, aqoonsiga Somaliland.” – Wasiirka Madaxtoo...
29/06/2026

Xukuumadda Somaliland ayaa tidhi; “Dawladda Jabuuti, caloosha ha u sii deyso, aqoonsiga Somaliland.” – Wasiirka Madaxtooyada, Khadar Looge.

29/06/2026

Maayirkii h**e ee magaalada Gabiley Maxamed Aamiin, ayaa sheegay in siyaasaddu tahay adeeg loo qabto shacabka iyo dalka, isla markaana horumarka qaranku ku iman karo wada-shaqayn iyo isu-tanaasul.

" Siyaasaddu waa in dadka iyo dalka laga shaqeeyo.

Wadankeenuna midi midi ku taag kuma dhaqmi karo ee wuxuu ku dhaqmayaa isku-tanaasul iyo wada-shaqayn"

29/06/2026
29/06/2026

" Waxynu leenahay Xasan Sheekh Maxamuud Somaliland waa la aqoonsaday, oo wadan hirgalay oo calaalamka kamida bay noqotaye caloosha u sii daa " Xildhibaan Guruuje

Address

Hargeisa
Hargeisa

Telephone

+252633114400

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afka Shacabka Soomaaliyeed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Afka Shacabka Soomaaliyeed:

Shortcuts

Share