19/03/2026
EID MUBARAK
Waxaan shacabka Degma Tog Wajaale, guud ahaan Ka Jamhuuriyadda Somaliland iyo shucuubta Islaamka ugu hambalyeynayaa munaasibadda barakaysan ee Ciidul-Fidriga oo ku beegan maalinta bariya.
Ilaahay haynaga aqbalo acmaashii khayrka lahayd ee aynu Bishan barakaysan soo gudannay, innagana ha inagu gaadhsiiyo sanado badan oo nabad, barwaaqo, caafimaad, iyo horumar leh.
Ciid Mubaarak! Kullu Caam wa Antum Bikhayr.
Gudoomiyaha Dawlada Hoose Degmada Tog-Wajaale Somaliland