Mukhtar Carab

Mukhtar  Carab Cinematographer| Freelancer | Drone operator

14/04/2026

Madaxweynaha JSL oo GABAY ugu jawaabey Somaliya

12/04/2026

Sheekh Almis Yaxye, oo ka hadlay Bandhigga Buugga GULAAL ee uu gorey Boobe Yuusuf Ducaale

10/04/2026

Taliye shub Oo Sir Badan Kashifay iyo Danaha ethiopiap

06/04/2026

Abwaan gaariye iyo arooski madaxtooyada muuqaal h**e alle ha naxariisto

KONTARABAAN WEYN OO LA QABTAYMukhtar  Carab!Dowladda Itoobiya ayaa gacanta ku dhigtay alaabo kontarabaan ah oo qiimahood...
06/04/2026

KONTARABAAN WEYN OO LA QABTAYMukhtar Carab!

Dowladda Itoobiya ayaa gacanta ku dhigtay alaabo kontarabaan ah oo qiimahoodu ka badan yahay 704 milyan oo birr πŸ’°
πŸ‘‰ Taas oo u dhiganta ku dhawaad 3.7 milyan oo dollar!

πŸ“ Hawlgalkan culus ayaa laga fuliyey:
β€’ Diridhaba
β€’ Awaash
β€’ iyo garoonka diyaaradaha ee Addis Ababa

πŸš— Waxaa la qabtay:
β€’ 9 gaadhi oo alaabahaas waday
πŸ‘₯ iyo 19 qof oo lagu tuhunsan yahay inay qayb ka ahaayeen shabakaddan

πŸ”₯ Tani waa mid ka mid ah hawlgalladii ugu waaweynaa ee kontarabaanka lagula dagaallamo, iyadoo fariin adag loo diray kooxaha sharci darrada ku shaqeeya.

πŸ‘‰ Maxay kula tahay? Ma yarayn doontaa kontarabaanka gobolka?

βΈ»

πŸ“° Mukhtar Axmed Yusuf (Mukhtar Carab)
πŸŽ₯ Isha wararka la isku halayn karo

05/04/2026

Saliga NAbiga HAdad BAdiso Maxaa Kuguu DHacaya ?

05/04/2026

Xasan Isaga Diiday Inan Dhex Dhexaadiyo Wuxuu jecelyahay in uu dadka Awood u sheegto

05/04/2026

Aadan MAdoobe Dad Nool Ayuu Gubay ilaa hadana maydkoodi gurigiisa ag yaala Gen Shub

Shil ayaa markale  ka dhacay inta u dhaxaysa Jarti iyo Haamo bur-buris. Waxaa dhawacmay laba qof keddib markii uu gaadhi...
05/04/2026

Shil ayaa markale ka dhacay inta u dhaxaysa Jarti iyo Haamo bur-buris. Waxaa dhawacmay laba qof keddib markii uu gaadhigu ka baxay wadadda. Waxaa meesha ku dhamaaday 30 xoolo gaadhay, halka ay bad'baaden 50 Neef.
Goobtan ayaa ah meel markasta shilal ka dhacaan, oo gaadidku wadadda ka baxo. Bilo kahor ayaan halkan ku baahinay shil noocan ah oo isla goobta ka dhacay.

Dadku waxay shilalkan la xidhiidhiyan Culimo meesha ku aasnayd oo Maydkoodii laga saarray markii wadadda la dhisayay. Waxaa se jirta in wadaddu tahay meel goolad ah oo u baaxan askari jiifa. Shilalku waa un joogto, gaadidkuna iyaga unbaa wadadda ka dhaca. Waa meel Jarati 23KM u jirta.

04/04/2026

Maxay ahayd ujeedada Khudbad taariikhda gashay alle ha unaxariiste madaxweyne h**e axmed maxamuud siilanyo muuqaal h**e

04/04/2026

JIBOUTI CITY β€” Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, oo ka mid ah madaxda
ugu muddada dheer qaaradda Afrika, ayaa si rasmi ah u shaaciyay inuu u tartamayo markii lixaad doorashada madaxtinnimada ee dhici doonta bishan Abriil 2026.
Madaxweynaha oo talada dalka hayey tan iyo sannadkii 1999, ayaa hiigsanaya inuu dheereysto xukunkiisa oo
hadda maraya 27 sano.Mukhtar Carab

04/04/2026

maxaynu dad caawina jabouti ayaa gurmad u baahan oo kaligii taliye hoos fadhiya

Address

Hargysa
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mukhtar Carab posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category