Abdiqani Nouh Ibrahim

Abdiqani Nouh Ibrahim Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdiqani Nouh Ibrahim, Government Building, Road1, Gabiley and Hargeisa Local Government, Hargeisa.

30/07/2025
30/09/2022

Somaliland Socotay.
Illaahow inoo barakee dal iyo dad wadajira

Waxaa si wanaagsan noogu soo gabogaboobay Tobabarka Diyaarinta Qorshaha shanta sanno.Tobabarkan wuxuu ujeedkiisu ahaa si...
05/02/2022

Waxaa si wanaagsan noogu soo gabogaboobay Tobabarka Diyaarinta Qorshaha shanta sanno.
Tobabarkan wuxuu ujeedkiisu ahaa sidii caruurtu qayb wayn uga qaadan lahaayeen diyaarinta Qorshaha Horumarineed.

Asxaabta iyo ehelka salansare
09/01/2022

Asxaabta iyo ehelka salansare

Waxaan wali ku jirnaa kulankii qiimaynta qorshaha 5 sanno ee  Dawlaha hoose  Somaliland ee Mashruuca JPLG.Maalintii laba...
28/12/2021

Waxaan wali ku jirnaa kulankii qiimaynta qorshaha 5 sanno ee Dawlaha hoose Somaliland ee Mashruuca JPLG.
Maalintii labaad iyo Dawlada hoose ee Borama

Maanta iyo kulankii Mashruuca JPLG.
22/12/2021

Maanta iyo kulankii Mashruuca JPLG.

Municipal Finance Meeting
11/12/2021

Municipal Finance Meeting

Sharaf wayn bay ii ahayd inaan maanta soo dhawayno orodyahaynka caanka ah ee Sir Mohamed  Farah. Ku soo dhawow Gabiley.
01/12/2021

Sharaf wayn bay ii ahayd inaan maanta soo dhawayno orodyahaynka caanka ah ee Sir Mohamed Farah. Ku soo dhawow Gabiley.

Kulan aad u qiimo badan oo aanu maanta la yeelanay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha Gudaha, kulankaasi oo ujeedkiisu...
25/11/2021

Kulan aad u qiimo badan oo aanu maanta la yeelanay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha Gudaha, kulankaasi oo ujeedkiisu ahaa isbarasho agaasimaha Guud iyo khabiirada Dawladaha hoose. Kulankaasi wuxuu ahaa mid midho dhal leh.

Illaahay shaqada qaranka hayno fududeeyo.
16/11/2021

Illaahay shaqada qaranka hayno fududeeyo.

Address

Road1, Gabiley And Hargeisa Local Government
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdiqani Nouh Ibrahim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Abdiqani Nouh Ibrahim:

Share