Bali mataan media

Bali mataan media Politically

05/01/2026

Garaad jaamac oo soo hadlay

28/11/2025

Somaliland ducmentry 🇮🇷

05/11/2025

deg guusha frey iyo somalida minisota 🕺🏻💃🏼🕺🏻

Madaxweynaha ugu da'da weyn Adduunka ee Paul Biya ayaa ku dhawaaqay in uu ku guulaystay doorashadii toddobaadkii h**e da...
27/10/2025

Madaxweynaha ugu da'da weyn Adduunka ee Paul Biya ayaa ku dhawaaqay in uu ku guulaystay doorashadii toddobaadkii h**e dalka Cameroon looga dareeray isaga oo sheegay in uu helay 53% codadkii la dhiibtay.

Paul Biya oo da'diisu hadda tahay 94 sano waxa uu talada Cameroon qabtay sannadkiii 1982-kii, waxa la sheegaa in uu yahay bukaan aan si hufan u gudan shaqada uu qarankiisa u hayo balse waxa uu diiday in uu tartanka ka hadho.

Kal xukunkiisa cusub ayaa socon doona tan iyo 2032-ka waxana muddo xilkeedkani uu ka dhamman doonaa isaga oo jira 100 sano haddii naftu ku sinto.

Mucaaridka Cameroon ayaa si weyn u diiday natiijada balse waxa loo taxaabay xabsiga qaarkoodna dalkaba way ka carareen.
Cameroon🇨🇲 news

Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed oo hadhimo-sharafeed ku maamusay Ugaas C/rashiid Ugaas Dood...
27/10/2025

Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed oo hadhimo-sharafeed ku maamusay Ugaas C/rashiid Ugaas Doodi.

26/10/2025
26/10/2025
26/10/2025

Gooshii Isaaq iyo xisbigi kulmiye 🔰

25/10/2025

Madaxweyne daney oo ku aamanay madaxweyne soomaliland gogoshii nabada ee gobolka sanaag

Maxkamadda degmada Hargeysa ayaa maanta xukun laba (2) sano oo xabsi ah, iyo ganaax lacageed oo dhan 800,000 kun oo Shil...
25/10/2025

Maxkamadda degmada Hargeysa ayaa maanta xukun laba (2) sano oo xabsi ah, iyo ganaax lacageed oo dhan 800,000 kun oo Shilin Somaliland ah ku xukuntay Dambiile Cumar Maxamed Ibraahim, kaasi oo dhawaan ay gacanta kusoo dhigeen Ciidamada Booliska JSL, kadib markii lagu helay faafinta Muuqaallo ka hor imanaya Diinta Islaamka, dhaqanka suubban iyo badqabka bulshada.

Taliska Ciidanka Booliska JSL waxa uu digniin adag u dirayaan cid kasta oo ku hawlan dhaqamada kasoo horjeeda Diinta Islaamka, dhaqanka suubban ee bulshada Jamhuuriyadda
Somaliland.

Address

Km 4
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bali mataan media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Bali mataan media:

Share