Somaliland Economic Forum SEF

Somaliland Economic Forum SEF This is The Official page For Somaliland Forum. Waa Bogga Rasmiga Ah Ee Shirweynaha Madasha Dhaqaalaha Ee Heer Qaran

01/10/2024

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ayaa shaaciyey in 8 October la qaban doono Shirweynaha 3-aad ee Madasha Dhaqaalaha Somaliland 2024.

https://fb.watch/uXj9ptK-Ci/

Kelmadihii Masuuliyiintu ka jeediyeen Kulankii Daah-furka Mashaariicda kasoo baxday Shirweynihii Madasha Dhaqaalaha Qara...
08/05/2024

Kelmadihii Masuuliyiintu ka jeediyeen Kulankii Daah-furka Mashaariicda kasoo baxday Shirweynihii Madasha Dhaqaalaha Qaran ee 2023-ka.

Kulan balaadhan oo lagu soo bandhiggayo Mashaariicaha horumarineed ee ka dhashay Shirweynahii Madasha Dhaqaalaha Heer Qa...
08/05/2024

Kulan balaadhan oo lagu soo bandhiggayo Mashaariicaha horumarineed ee ka dhashay Shirweynahii Madasha Dhaqaalaha Heer Qaran ee sannadkii la soo dhaafay 2023 ayaa maanta ka qabsoomi doona Magaaladda Hargeysa.

Guddida Dhaqaalaha Golaha Wasiirada JSL, oo ay wehelinayaan Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dhaqaalaha, ayaa shir muh...
25/03/2024

Guddida Dhaqaalaha Golaha Wasiirada JSL, oo ay wehelinayaan Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dhaqaalaha, ayaa shir muhiim ah ku yeeshay Xarunta Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta. Kulankan waxaa lagu meel mariyay 50 mashruuc oo laga soo xulay Warbixinta Shirweynaha Madasha Dhaqaalaha Somaliland II kaas oo dhacay dhamaadka sanadkii lasoo dhaafay.
Waxa si gaar ah la iskula gartay dardargelinta hirgelinta mashruucyadan, iyada oo Agaasimayaasha Guud loo igmaday inay si hufan u maareeyaan daadajinta iyo hirgelinta, si loo xaqiijiyo horumar dhaqaale iyo bulsho oo joogto ah.

"Labadii cisho ee aynu shirkanfadhinay waxay ahayd Jaamacadoo wax badan baynu kalafaa'iidaysanay"
15/10/2023

"Labadii cisho ee aynu shirkan
fadhinay waxay ahayd Jaamacad
oo wax badan baynu kala
faa'iidaysanay"

Shirweynaha 2-aad ee Madasha dhaqaalaha heer qaran ee Somaliland.
15/10/2023

Shirweynaha 2-aad ee Madasha dhaqaalaha heer qaran ee Somaliland.

Shirku wuxuu ku baaqayaa in ahmiyad la siiyo waxbarashada xirfadaha si aynu ula jaan-qaadno caalamkaWasiirka Isgaadhsiin...
15/10/2023

Shirku wuxuu ku baaqayaa in ahmiyad la siiyo waxbarashada xirfadaha si aynu ula jaan-qaadno caalamka

Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda

Cabdiweli Sh. Cabdilaahi Suufi

Nuxurka Qodobada Guud ee Shirka Dhaqaalaha Somaliland 2023.
15/10/2023

Nuxurka Qodobada Guud ee Shirka Dhaqaalaha Somaliland 2023.

  Maalinta Labaad ee Shirweynaha Madasha Dhaqaalaha ee Heer Qaran 2023
15/10/2023

Maalinta Labaad ee Shirweynaha Madasha Dhaqaalaha ee Heer Qaran 2023

Address

Hargeisa
Hargeisa

Telephone

+252633704444

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaliland Economic Forum SEF posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Somaliland Economic Forum SEF:

Share