Difaaca Qaranka Somaliland

Difaaca Qaranka Somaliland welcome Cidkasto qaranka Somalilad Difac Iyo Dhimasho dhiigba Uhomuraysa Page sxb banu Ku nahay

Prime Minesty Abiy Ahmed Ku soco Qadadwyanta wax Usharax way Dideeen
19/01/2024

Prime Minesty Abiy Ahmed Ku soco Qadadwyanta wax Usharax way Dideeen

19/01/2024

Qaranku Halka wuxu Ku soo gadhay Adayga Madaxweynaha waar waxan Keyhay Waa La doogiyeh Yaan La dacaroon Difaaca Qraanka ...
18/01/2024

Qaranku Halka wuxu Ku soo gadhay Adayga Madaxweynaha waar waxan Keyhay Waa La doogiyeh Yaan La dacaroon
Difaaca Qraanka Ha loo Kaco
Waa La Inagu soo dulay

Fursadaha fiican ee ka muuqda Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya. Waxa aan ku faraxsanahay in Dalkayga  2aad ee Itoobiya ...
18/01/2024

Fursadaha fiican ee ka muuqda Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya.

Waxa aan ku faraxsanahay in Dalkayga 2aad ee Itoobiya lala saxeexday heshiis fiican oo naruuro iyo rejo u abuuray bulshada somaliland, oo mudooyinkii u dambeeyay dareemaayay culays dhaqaale taasina waxay sare u soo qaaday Naruuradii Naxashka saarnayd.

Fursado qaali ah baa ka muuqda heshiiska ay kala saxeexdeen Somaliland iyo Itoobiya kuwaas oo ay ka mid yihiin fursado Ganacsi oo ay faa'Iido balaadhan ka helayaan bulshada Somaliland.

Shacabka Somaliland waxay u tahay badhaadhe iyo jaanis ay Heleen oo mudo dheer hortooda timi. Waana ta keentay in bari iyo galbeed si isku mid ah ay u saaqday farxadu

Guntii iyo gebogebadii waxa aan leeyahay Ishii Buktaay ku bikaacso

Qaranka marlaabd Buu ubahan Dhiig dhiig In Lagag Xoreyo dadka is kashafay ee cadawga faraha badan Ah
War Cadawga Gudahoow iyi Ka dibadoow dhiigbanu Ka xignaa Dalkayga ain La sheegto
Yam Yam Iyi qadadwayn Ku Quusta Qudhaan jooy

11/02/2023

Qaranka qaranka

28/11/2022
dawladu Shacabka Yay Tacadiyo Kula Kicin Hadii Kale Cawaqin Ba ka dhan Doonta
28/11/2022

dawladu Shacabka Yay Tacadiyo Kula Kicin Hadii Kale Cawaqin Ba ka dhan Doonta

Safaaradda Somaliland ee dalka Taywaan oo kaashanaysa hay’adda u xilsaaran shariikadaha Taywaan ku dhiirigelinta la gana...
25/12/2020

Safaaradda Somaliland ee dalka Taywaan oo kaashanaysa hay’adda u xilsaaran shariikadaha Taywaan ku dhiirigelinta la ganacsiga iyo maalgalinta waddamada caalamka ee loo yaqaan TAITRA iyo hay’adda Taywaan u qaabilsan ganacsiga Africa ee TABA ayaa maalintii shalay si wadajir ah u soo bandhigay fursadaha ganacsi iyo kuwa maalgashi ee Jamhuuriyadda Somaliland. Kulankaa waxa si weyn iyana u ga qayb-qaatay Rugta Ganacsiga Somaliland iyo Wasaaradda Arrimaha Dhaqaalaha ee dalka Taywaan. In ka badan 200 oo shirkadood oo ah daneeyayaal ayaa ka qayb-galay barnaamijkan.

Address

26 June
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Difaaca Qaranka Somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share