Bidhan qurux

Bidhan qurux Make a decision.

Mogadishu, Somalia
18/03/2023

Mogadishu, Somalia

Wiilkaas Kitaabka haysta  Waa xaafidul quraan igu sawir k**a ahan kitaabka masha allah dheh❤💯
17/10/2022

Wiilkaas Kitaabka haysta Waa xaafidul quraan igu sawir k**a ahan kitaabka masha allah dheh❤💯

Mention dheh gabdhii aad raacin lahayd
24/09/2022

Mention dheh gabdhii aad raacin lahayd

😂😂😂😂
18/09/2022

😂😂😂😂

Dhismaha masjidka waxaa burburiyay qaraxii hotel Xayaat balse kitaabkan iyo birta saaran dhulka kuma dhici sida uu soo w...
22/08/2022

Dhismaha masjidka waxaa burburiyay qaraxii hotel Xayaat balse
kitaabkan iyo birta saaran dhulka kuma dhici sida uu soo wariyay
Huzni Omar.

Hooyo hadii ay kuu nooshahay Soo qor alx❤😥
19/08/2022

Hooyo hadii ay kuu nooshahay Soo qor alx❤😥

19/08/2022

علامات الساعة 😳😥😥

19/08/2022

Calaamadihii qiyaamaha oo la arkay😳😳

19/08/2022

Calaamadihii qiyaamaha oo la arkay

💔💐 Cajiib Bal Waxyar Akhri🙏😱✔️1-Wey adag tahay sidad ku ilowi laheed qof aad jeceshahay misne qof kaLe kaa door biday😢✔️...
18/08/2022

💔💐 Cajiib Bal Waxyar Akhri🙏😱

✔️1-Wey adag tahay sidad ku ilowi laheed qof aad jeceshahay misne qof kaLe kaa door biday😢

✔️2-dunidan wey wajiyo badan tahay mana dareemi karno gortay thy dhamadkeda ama bilowgeda🙂

✔️3-ficnan laheda hadii aan ogan laha wax walbo dhamadkod waayo maba sameyeen bilowgood😨

✔️4-damirkeyga ima uusan siin inan qofna farxadisa hor istaagi ducaan kugu sagootinaya🤲

✔️4-aniga ma aqaan sida loogu tago ruux jaceyl aan u qaaday waayo maba rabi inuu darteyda la murugodo😭

✔️5-qofkad calmatay kula cawey farxad iyo reyn reyn lana nolow nolol mideda ugu qurxoon🎈

✔️6-lkn waxad weyn doontaa ruux inyar xita aniga iga shabaHa

✔️7-nolashada wad u tahay xur lkn ma ogid nolol kale inad saartay quful aan furaba laheen🙃

✔️8-xaqiiqatan qofk hadii uu mar dhawacmo weligis ma sameyn doono jaceyl taas ayaan aaminsanahay😭

✔️9-ku nolow nolol mideda ugu sareysa iska qosol iskana farax lkn ha ilobin inuu ruux darta mugdi u galay💔

✔️10-jaceylkaba hadii uu ahaan laha qof cidna manta ma dhibtodeen😢

Ilaahoow u naxariiso Abwaan Hadraawi.Waxaa bulshada Soomaaliyeed ka baxay qof aad u muhiim ah. Alle SWT qabrigiisa ha u ...
18/08/2022

Ilaahoow u naxariiso Abwaan Hadraawi.

Waxaa bulshada Soomaaliyeed ka baxay qof aad u muhiim ah. Alle SWT qabrigiisa ha u waasiciyo, Jannada Firdowsana ha geeyo.

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.

--Janaasadii ugu dadka badneyd taariikhda--Dalka baakistaan haweeney  Nebiga aflagaadeysay  ayey dowladdu ku xukuntay xa...
17/08/2022

--Janaasadii ugu dadka badneyd taariikhda--

Dalka baakistaan haweeney Nebiga aflagaadeysay ayey dowladdu ku xukuntay xabsi.

Wasiir kamid ah xukuumadda baakistaan ayaa damcay inuu difaaco haweeneyda Nebiga af-lagaadeysay isagoo isku dayaya inuu beddelo Xeerka sheegaya In ay dambi tahay Af-lagaadeynta Nebiga (SCW) qofkii ku kacana uu xabsi muteysan doono.

Arintii waxaa u dul-qaadan waayey Waardiyaha (Ilaaliyaha) khaaska ah ee wasiirka, Waardiyihii ayaa meeshii ku dilay Wasiirka kadib markuu 20 xabadood ku dhuftay.

Dowladda ayaa ilaaliyihii xabsiga u taxaabtay waxaana lagu xukumay dil tooshasho ah, kadibna xukunka ayaa lagu fuliyey.

Shacabka reer baakistaan ayaa isugu soo baxay si ay uga qeyb galaan janaasada halyeygaas Nebiga (NNKH) naftiisa u huray.

Waxaa janaasada ja qeyb galay 5 malyan oo qof oo ay ku jiraan cutubyo katirsan Milateriga iyo booliiska.

W/Q: Mustaf Awil Hassan

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bidhan qurux posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share