Urur Siyaasadeedka Talo-Wadaag

Urur Siyaasadeedka Talo-Wadaag Ka mid noqo isbedelka, taageer Talo-Wadaag.

13/11/2024
11/11/2024

Magaalada qadiimiga ah ee Cadaadlay oo si qiiro leh u so dhaweyay gudoomiye Ibrahim mahdi buba .
Magaaladaa oo gudomiyuhu ku so khatimay socdaalkisi baraarujinta bulshada G36 .
Waxay dhalinta iyo bulshada Cadaadlay u balan qaadeen in ay codkooda ugu hibayn doonaan Cabdiraxman maxamed cabdilahi ciro iyo ururkooda Talo-wadaag.

11/11/2024

Magaalada Xidh-xidh oo magaceedi loo badalay Furfur oo si aan kala hadhlahayn u so dhawaysay gudomiye Ibrahim mahdi buba balana qaaday in codkooda ay hagar la'aan u siin doonaan urur koodaTalo-wadaag.

Hoggaanka Urur Siyaasadeedka Talo-Wadaag oo safaro dhaadheer ku soo maray deegaano hoos taga Maroodijeex, Daadmadheedh i...
09/11/2024

Hoggaanka Urur Siyaasadeedka Talo-Wadaag oo safaro dhaadheer ku soo maray deegaano hoos taga Maroodijeex, Daadmadheedh iyo Togdheer ayaa ku soo wacyi geliyay codbixiyayaasha inay ka wada qayb qaataan Isbedelka dalka ee madaxtinimo, sidoo kalena u codeeyaan Urur Siyaasadeedka Talo-Wadaag,waftigan ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey dhamaan deegaanadaasi, waxa uuna socdaalkani ku soo dhamaaday is afgarad.

Gudoomiyaha urur siyasadeedka Talowadaag ibrahim mahdi buubaa oo mudooyinkii ugu danbeeyay socdaal shaqo ku marayay gobo...
09/11/2024

Gudoomiyaha urur siyasadeedka Talowadaag ibrahim mahdi buubaa oo mudooyinkii ugu danbeeyay socdaal shaqo ku marayay gobolada Somaliland ayaa safar shaqo ku tagay deegaanada beerato,xaaxi,galoolay,qaloocato iyo xidhxidh.
Guud ahaan dadka deegaanadaasi ayaa cudud taageero u muujiyay urur siyasadeedka Talo-wadaag iyaga oo sheegay inay hiil iyo hooba la garab taagan yihiin urur siyasadeedka Talo-wadaag.
Gudoomiye Ibraahim mahdi buubaa ayaa u mahad celiyay dadka deegaanadaas sida miisaanka leh ay u soo dhaweeyeen Una garab is taageen urur siyasadeedka Talo-wadaag.

***MAGACAABIS***Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Talo-Wadaag Mudane Ibrahim Mahdi Buubaa waxa uu maanta oo ay taariikhdu ...
07/11/2024

***MAGACAABIS***
Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Talo-Wadaag Mudane Ibrahim Mahdi Buubaa waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay Khamiis, 07/11/2024 magacaabay Guddoomiye Ku Xigeenka 2aad Ee Urur Siyaasadeedka Talo-Wadaag.

Guddoomiyuhu waxa uu sidoo kale faray dhamaan hawl wadeenada iyo madaxda ururka inay maanta laga bilaabo la shaqeeyaan masuulkaas.

Muraaqibiinta Urur Siyaasadeedka Talo-Wadaag ee gobolka Togdheer oo maanta lagu dhaariyay magaalada Burco, iyagoo uu u s...
07/11/2024

Muraaqibiinta Urur Siyaasadeedka Talo-Wadaag ee gobolka Togdheer oo maanta lagu dhaariyay magaalada Burco, iyagoo uu u soo dhamaaday tababarkii muraaqibnimo.

07/11/2024
Gudoomiyaha urur siyasadeedka Talowadaag ibrahim mahdi buubaa ayaa magaalada oodwayne tababar uga furay munaaqibiinta go...
06/11/2024

Gudoomiyaha urur siyasadeedka Talowadaag ibrahim mahdi buubaa ayaa magaalada oodwayne tababar uga furay munaaqibiinta gobolka daadmadheedh ee urur siyasadeedka Talo-wadaag.
Gudoomiye Ibraahim mahdi buubaa ayaa dardaaran iyo waano u jeediyay shaqaalaha goobaha cod bixinta ee ururka Talo-wadaag ee gobolka daadmadheedh.

Waxa saaka magaalada oodwayne laga daah furay tababarka munaaqibiinta urur siyasadeedka Talo-wadaag tababarkaasi oo uu f...
06/11/2024

Waxa saaka magaalada oodwayne laga daah furay tababarka munaaqibiinta urur siyasadeedka Talo-wadaag tababarkaasi oo uu furay Gudoomiyaha urur siyasadeedka Talowadaag ibrahim mahdi buubaa.
Gudomiye Ibrahim mahdi buubaa ayaa dardaaran iyo waano u jeediyay shaqaalaha goobaha cod bixinta ee gobolka daadmadheedh ee urur siyasadedka Talo-wadaag.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Urur Siyaasadeedka Talo-Wadaag posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Urur Siyaasadeedka Talo-Wadaag:

Share