Guutada 20-aad Kumaandooska Gorgor

Guutada 20-aad Kumaandooska Gorgor Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Guutada 20-aad Kumaandooska Gorgor, Government Organization, Jaale Siyaad Road, Goble Hodan.

14/04/2026

Saliga Nabigeenna Muxumad & Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Taliyaha guutada 20aad kumandooska Gor Gor CXD somaliyeed G/le Abdulaahi Taajudiin
13/04/2026

Taliyaha guutada 20aad kumandooska Gor Gor CXD somaliyeed G/le Abdulaahi Taajudiin

13/04/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wasiirka Gashaandhiga somaliya Axmed macalin fiqi Taliyaha ciidanka xooga dalka somaliyeed General Ibrahim maxamed maxamuud

Sawir kulmiyay saraakiisha ciidanka xooga kuwa ugu saameyn badan xukuma  Kumandooska Gor gor iyo Kumandooska danab 1.Tal...
13/04/2026

Sawir kulmiyay saraakiisha ciidanka xooga kuwa ugu saameyn badan xukuma Kumandooska Gor gor iyo Kumandooska danab

1.Taliyaha 16aad Ee Kumandooska danab G/le sare C/ caziiz xuzien c/Aziis military

2. Taliyaha Guutada 17aad Ee Kumandooska Gor gor G/le xusen zalad xuzen molif

3. Taliyaha Guutada 18 aad G/le dhexe Aadan maxamed farax

4.Taliyha Guutada 19aad G/le dhexe Abukar Hasan (Galmadobe)

5.Taliyaha Guutada 20 aad G/ le Abdullahi Tajudiin

Sawirro | Munaasabadda casho sharaf ah sanad-guurada 66-aad ee kasoo wareegtay aas-aaskii Ciidanka Xoogga Dalka.
12/04/2026

Sawirro | Munaasabadda casho sharaf ah sanad-guurada 66-aad ee kasoo wareegtay aas-aaskii Ciidanka Xoogga Dalka.

12/04/2026

Hambalyo dhamaan CXD somaliyeed

12/04/2026

Dhoolatuska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

12/04/2026

Madaxweyne Xasan Sheekh “Geesiyaasha Ciidamada Xoogga Dalka waa kuwa badbaadiyey 20 milyan oo Soomaaliyeed. Kaliya kuma difaacaan qori, balse sidoo kale way u gargaaran. Maanta guusha ay gaareen taariikhda ayaa qori doonta, Hambalyo.”

12/04/2026

Ciidamada Baanbeyda oo diyaar u ah Xuska Maalinka Ciidamada xoogga dalka.

12/04/2026

Cxd somaliyeed

12/04/2026

Gaadiidka CXD somaliyeed

12/04/2026

Markaana waa T129 Attack 👏

Address

Jaale Siyaad Road
Goble Hodan
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guutada 20-aad Kumaandooska Gorgor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Guutada 20-aad Kumaandooska Gorgor:

Share