Abdi-rahmaan mohamed husein

Abdi-rahmaan mohamed husein Noloshu waa sahane sirtu yaanay kaa lumine
Aakhiro waxa yaal war ma kahaysaa

Permanently closed.
27/01/2026

Hambalyo dowlada hoose ee wajaale 🏆💪

Waanu kaa qaadnay Madaxweyne. ❤️
21/01/2026

Waanu kaa qaadnay Madaxweyne. ❤️

16/01/2026

Somaliland nimo ❤️

21/12/2025

Maanta iyo gurmad biyo-dhaamin ah ku gaarnay deegaanka [idhanka deeriyahanka iyo wadada godka ] oo xilligan ay ka jirto abaar aad u daran oo saamaysay dadka iyo duunyadaba. Waxanan gaynay hordhac

Ilaahay waxaan ka baryaynaa inuu abaarta naga dulqaado, roob khayr qabana noo shubo."

20/12/2025

Allaahumma baarik lanaa fii Rajaba wa Shacbaana, wa balliqnaa Ramadaana."

Jimce wanagsan  waxaan ilaahay inoo waydiinayaa dambi dhaaf if iyo aakhiraba 🤲🤲
18/12/2025

Jimce wanagsan waxaan ilaahay inoo waydiinayaa dambi dhaaf if iyo aakhiraba 🤲🤲

Jimce wanagsan Dulqaadku waa shayga ugu caafimaadka badan nolosheena
04/07/2025

Jimce wanagsan

Dulqaadku waa shayga ugu caafimaadka badan nolosheena

Tacab waa la galaa Tamartaa lagu kabaaTiirka alaa lagu xidhmaa
30/06/2025

Tacab waa la galaa
Tamartaa lagu kabaa
Tiirka alaa lagu xidhmaa

🕋🕋Jimce waciid ILLAAHEY kuwii uu u dambi dhaafo ha innaga yeelo dhammaanteen.🤲🤲🤲🤲Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲
19/06/2025

🕋🕋Jimce waciid ILLAAHEY kuwii uu u dambi dhaafo ha innaga yeelo dhammaanteen.🤲🤲🤲🤲

Aamiin Aamiin 🤲🤲🤲

Jimce wanagsan ilaahay fadliga jimcaha ha ina siiyo 🤲🤲Umada intii inaga bukta alle ha inoo caafiyo 🤲🤲
13/06/2025

Jimce wanagsan ilaahay fadliga jimcaha ha ina siiyo 🤲🤲

Umada intii inaga bukta alle ha inoo caafiyo 🤲🤲

Wax soo saarka dalkeena in kor loo qaado waa muhiim wakhtigan maanta la taagan yahay aduunyada cimiladeeda isbedel wayn ...
08/06/2025

Wax soo saarka dalkeena in kor loo qaado waa muhiim wakhtigan maanta la taagan yahay aduunyada cimiladeeda isbedel wayn ayaa ku yimid

Address

Gebiley

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi-rahmaan mohamed husein posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category