πŠπˆππ† 𝐏𝐎𝐘

πŠπˆππ† 𝐏𝐎𝐘 garowe

13/09/2026

Ciidanka xaq u dirirka Daraawishta koonfur galbeed Duleedka Baydhabo Ayay Jogaan Marin Xabaabinta Joojiya Salbalaar iyo Afbalaarey

13/09/2026

Laftgaren iyo adan madoowe
Malaga yaba in dib umidooban
Shacabkan ay uturaan
H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe walaliyalo shacabkina waxa ufiriya

08/05/2026

Waxaa maanta magaalada Baydhabo ka dhacay dhoola tus si weyn loo abaabulay, kaas oo muujiyey firfircoonida shacabka, isku duubnida taageerayaasha iyo ololaha sii xoogeysanaya. Magaalada ayaa maanta u ekaatay goob ay ka muuqato rajada bulshada iyo hamiga isbedel dhab ah.

FREE ,NABADOON ISAAK WIDADOWCeeb ayeey ku tahay Maamulka Kgs Iney Xabsiga dhigaan Nabadoonka Goofgaduud Buurey Nabdoon I...
24/02/2026

FREE ,NABADOON ISAAK WIDADOW

Ceeb ayeey ku tahay Maamulka Kgs Iney Xabsiga dhigaan Nabadoonka Goofgaduud Buurey Nabdoon Isaak widaadow oo Ka hadley Dhibatada Iyo Hormar la,aanta Ka jirto Degmada Goofgaduud Buurey Ayadoo Degaanada kale ku Hareereysan Lawada Arkaayo Hormarkooda Baahiyaha Degaankeena waa ka hadleynaa Xaqna Waxaan u Lenahay inaan helno waxaan xaq u leheenahy , Raali Idinkama Noqoneyno Waxaad Wadaan Intaas Raali ku Soo Noqoney Dambo Noogu Filan ,

08/12/2025

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when πŠπˆππ† 𝐏𝐎𝐘 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share