09/04/2026
Xisaabiyaha Gobolka Nugaal ,Gudoomiyaha kastamyada Gobolka Nugaal Taliyaha laanta iyo Taliye Kuxigeenka ayaa kaqayb galay shirka khamiislaha ah ee saraakiisha Ciidanka laanta ilaalada Canshuuraha Gobolka Nugaal shirkaas oo looga hadlay sidii loo dardar galin lahaaa shaqada iyo in loo dhibriyo bulshada madaama ay jirto culaysyo dhaqaale .