deeqa dhadhan

  • Home
  • deeqa dhadhan

deeqa dhadhan Passionate of Yuoth Empowerment | Climate Change Advocate | Life Coach | Facilitator at ActionAid.

Puntland book fair.
08/12/2025

Puntland book fair.

Mahadnaq koobanWaxan u mahadnaqaya dhamaanba dhalinyaradii iyo qaban-qabiyayaashi barnamijki burco networking night waxa...
17/11/2025

Mahadnaq kooban

Waxan u mahadnaqaya dhamaanba dhalinyaradii iyo qaban-qabiyayaashi barnamijki burco networking night waxaan sidokle si gaara ugu mahad celinaya gudoomiyaha barnamijka cabdirahman caarif oo ka qayb qaatay sidii habeenkasi u qurux badanan laha una gulaysan laha.


02/06/2025

Luuqaduhu waa ilbaxnimada iyo xadaarada casrigan la joogo.

Iron lady
10/03/2025

Iron lady

09/03/2025

Barnaamijka Dareenka Danyarta Sooman

waxa aanu muddo week ah ku maqnayn wadanka ethopia gaar ahaan caasimadiisa addis ababa waxanu ka qayb galnay African You...
03/03/2025

waxa aanu muddo week ah ku maqnayn wadanka ethopia gaar ahaan caasimadiisa addis ababa waxanu ka qayb galnay African Youth Leadership - Diplomatic Conference oo aanu ku matalaynay somaliland alle wa naguso guuleeyay khayrna noogu soo dhameyay alx.

In Addis Ababa🇪🇹✈️
22/02/2025

In Addis Ababa🇪🇹✈️

Waxan ka qayb gelaya oo aan ku guulaystay shirka African Youth Leadership - Diplomatic Conference oo ka dhacaya dalka et...
13/02/2025

Waxan ka qayb gelaya oo aan ku guulaystay shirka African Youth Leadership - Diplomatic Conference oo ka dhacaya dalka ethopia gaar ahaan addis ababa

Sawiro:   Xuska Maalinta Ka Hortaga Gudniinka Hablaha Oo Hargeysa lagu qabtay.
04/02/2025

Sawiro: Xuska Maalinta Ka Hortaga Gudniinka Hablaha Oo Hargeysa lagu qabtay.

Waxan Murugada La Qaybsanaya dalkayga iyo dadkayga waxyeelado kasoo gaadhay dabka xalay ka kacay suuqi idaacada.Ilaahi i...
03/02/2025

Waxan Murugada La Qaybsanaya dalkayga iyo dadkayga waxyeelado kasoo gaadhay dabka xalay ka kacay suuqi idaacada.

Ilaahi ina siiyay marki h**e ayaa imikana ina siinya bedel khayr qaba.

Golaha wakiilada Somaliland ayaa  ansixiyay miisaaniyad Sanadeedkii 2025.Waxa ogolaaday 44 XildhibaanWaxa diiday 1 xildh...
25/01/2025

Golaha wakiilada Somaliland ayaa ansixiyay miisaaniyad Sanadeedkii 2025.

Waxa ogolaaday 44 Xildhibaan
Waxa diiday 1 xildhibaan
Waxa ka aamusay 1 xildhibaan
Waxa fadhiga ka cadhooday oo ka baxay 1 xildhibaan.

12/01/2025

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when deeqa dhadhan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your organization to be the top-listed Government Service?

Share