Dugsiga Imaamu-Nawawi, Garowe -مدرسة الإمام النووي

  • Home
  • Somalia
  • Garowe
  • Dugsiga Imaamu-Nawawi, Garowe -مدرسة الإمام النووي

Dugsiga Imaamu-Nawawi, Garowe -مدرسة الإمام النووي Waa Degelka Rasmiga ah ee Hoyga Aqoonta Dugsiga sare ee Imamu Al-Nawawi Garowe.

21/12/2025

Maamulaha Dugsiga Imaamu Nawawi ayaa bogaadiyey qoraa Hibaaq Cali Ismaaciil oo ah qoraa da'yar.

 :-Buugga Dardaaranka Dareemada Dahsoon oo ay qortay Hibaaq Cali Ismaaciil oo ah gabar da'yar oo ah fasalka 9aad ee dugs...
21/12/2025

:-Buugga Dardaaranka Dareemada Dahsoon oo ay qortay Hibaaq Cali Ismaaciil oo ah gabar da'yar oo ah fasalka 9aad ee dugsiga Sheikh xaamid ayaa gaaray Maamulka iyo Ardayda Dugsiga Imaamu-Nawawi, Garowe.

 :-Dugsiga Imaamu Nawawi-Garowe oo maanta usoo gabagaboobay imtixaanka kalka h**e (Mid term-ka),waxaana kormeer ku tagay...
16/12/2025

:-Dugsiga Imaamu Nawawi-Garowe oo maanta usoo gabagaboobay imtixaanka kalka h**e (Mid term-ka),waxaana kormeer ku tagay Guddooomiyaha Xafiiska Imtaxaanaadka Wasaaradda Waxbarashada Puntland Maxamuud Maxamed Siciid Caynsane iyo Guddoomiyaha waxbarashada gobolka Nugaal Daahir Khaliif Siciid.

 :-  Ardayda Dugsiga Imaamu-Nawawi, Garowe -مدرسة الإمام النوويayaa Maanta U fariistay Examka  Kalka H**e (Mid Term)
06/12/2025

:- Ardayda Dugsiga Imaamu-Nawawi, Garowe -مدرسة الإمام النووي
ayaa Maanta U fariistay Examka Kalka H**e (Mid Term)

21/11/2025

Maxaad ka taqaan agabka hidaha iyo dhaqanka.

20/11/2025

Ardayda Nawaawi ayaa soo bandhigay riwaayad ay uga hadlayaan dhaqanka

20/11/2025

Arday ku cabiray sugaan dhaqanka iyo sooyaalka Soomaalidu leedahay

20/11/2025

Ardayda oo soo bandhigay heesa looqaado Kabadda

20/11/2025

Ardayda Nawaawi ayaa soo bandhigay heesta lulidda Caanaha

20/11/2025

Guddoomiyaha Ururka Ardayda Nawaawi ayaa faah-faahin ka bixiyay hal-abuurka cusub ee ardaydu soo bandhigeen

20/11/2025

Ardayda Dugsiga Nawaawi ayaa soo bandhigay barnaamij la xiiira barashada Sooyaalka dhaqanka Soomaaliga,ayadoo ay ardaydu dhiseen aqal Soomaali

  :-Ardayda Dugsiga Nawaawi-Garowe oo maanta Soo bandhigay Qaar kamid ah dhaqanka Sooyaalka ah Ee aan leenahay.
20/11/2025

:-Ardayda Dugsiga Nawaawi-Garowe oo maanta Soo bandhigay Qaar kamid ah dhaqanka Sooyaalka ah Ee aan leenahay.

Address

30 Street
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Imaamu-Nawawi, Garowe -مدرسة الإمام النووي posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dugsiga Imaamu-Nawawi, Garowe -مدرسة الإمام النووي:

Share