Gen yousuf mohamett apdiqadir guureeye

Hasbahale military force 2020
14/12/2020

Hasbahale military force 2020

13/12/2020

Waa Magaalada Garawe iyo Goor Maqriba
Camero Eng Yousuf Mohamed Apdiqadir
Edition by: mohamed Apdirizaq osman
Garawe waa caasimadda puntland waana magaalada mideysa umadda somaliyeed
Buurta turontood ee aaga school ka nawaaawi dhanka konfureed ayay cameradu ka duubeysaa

Dawlada puntland 100% way dhacan tahay waa dawlad dulman😂😂Waa Dawlad ooyeysa oo weyday Wax u dhiciya Dhulkeeda🤺🤺🤺🤺Xagaan...
30/11/2020

Dawlada puntland 100% way dhacan tahay waa dawlad dulman😂😂
Waa Dawlad ooyeysa oo weyday Wax u dhiciya Dhulkeeda🤺🤺🤺🤺
Xagaan Gelbeed waxaa Qunjuraafaya Somaliland oo usheeganaysa awood💪💪
Deni imaaraad baa wareeriyey dekeda Bosaso buu iibsanayaa🤝🤝🤝
Caasimaddii Dhameyd Saqiiraa Laga Socon Karin oo Har iyo Habeen Wax Fura naya Xitaa
Maalin Cadey Dadka Hortoodaa La'isku Dhacayaaa🔪🔪🔪🔪🔪
Hhhh Galmudug Xagaaney Habeen Kasta Soo Taaka Taakooneysaa Weysoo Dur Keysaa😃😃😃
Bari ilaa Buhotle Islaamihii Iyo Haweenkii Baa La Kufsanayaa Xasbunalaah🤭🤭🤭
Oromadii,Tigreegii, Fara ba'an Bey Ummadii Ku Hayaan Hhhhhhh sheeko Xalad Leh😁😁😁
Teeda Kale Oromadu Habeenkii Guryahay U dhacdaa🏛🏛🏛🌑🌑

Address

Welcome General Yousuf Mohamed
Garoowe
GENERALYOUSUFMOHAMEDAPDIQADIRGUREYE

Telephone

+252907000001

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gen yousuf mohamett apdiqadir guureeye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Gen yousuf mohamett apdiqadir guureeye:

Share