Dowlada hoose Ee D.Garbodadar

Dowlada hoose Ee  D.Garbodadar bogan waxaad Kala socon kartaa Warbixinada Dowlada hoose Ee Degmada Garbodadar

Hambalyada CiidaXoghaya Dawladda Hoose ee Garbo Dadar wuxuu hambalyo diirran u dirayaa dhammaan shacabka ku nool Garbo D...
20/03/2026

Hambalyada Ciida

Xoghaya Dawladda Hoose ee Garbo Dadar wuxuu hambalyo diirran u dirayaa dhammaan shacabka ku nool Garbo Dadar iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan munaasabadda barakaysan ee Ciidda.

Ciid Mubaarak Allaha naga aqbalo soonkii, salaaddii iyo camalkii wanaagsanaa.Allaha ciidan ciiddeeda nagu gaadhsiiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo.

Ciid wanaagsan dhamaantiin

HAMPALYO GUUD AHAAN  UMADA ISLAAMKA GAAR AHAAN  SHACAB WEYNAHA D/GARBO DADAR IYO DHAMAAN SHACAB WEYNAHA JAMHUURIYADA SOM...
19/02/2026

HAMPALYO

GUUD AHAAN UMADA ISLAAMKA GAAR AHAAN

SHACAB WEYNAHA D/GARBO DADAR

IYO DHAMAAN SHACAB WEYNAHA JAMHUURIYADA SOMALILAND

meel kasta oo ay joogaanba, waxa aan idiinku bishaaraynayaa curashada bishan barakaysan EE. RAMADAN

Waxan Alle inooga baryayaa inuu khayr keeda inna waafajiyo dhamaanteen, bishan bisheedana barwaaqo IYO badhaadhe ILAAHAY inagu gaadhsiiyo.

ZOON QAAD BARAKAYSAN DHAMAANTEEN .

XOGHAYA D/GARBO DADAR *( HASSAN ABDILE HASSAN )

๐ŸŒ™ Tahniyad Bisha Barakaysan ee Ramadaan ๐ŸŒ™Bulshada Reer Garbo Dadar iyo Guud ahaan Shacabka SomalilandAsalaamu Calaykum W...
18/02/2026

๐ŸŒ™ Tahniyad Bisha Barakaysan ee Ramadaan ๐ŸŒ™
Bulshada Reer Garbo Dadar iyo Guud ahaan Shacabka Somaliland

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh
Waxaan halkaan uga dirayaa dhammaan bulshada reer Garbo Dadar iyo guud ahaan shacabka Somaliland tahniyad iyo hambalyo ku aaddan soo gelitaanka Bisha Barakaysan ee Ramadaan.
Ramadaan waa bil kheyr, naxariis, is-cafis iyo isu naxariisasho. Waa bil aynu ku xoojinayno cibaadadeenna, midnimadeenna, walaaltinimada iyo ka shaqaynta horumarka bulshadeenna.
1.Waxaan ugu baaqayaa dhammaan bulshada:
In la adkeeyo midnimada iyo wadajirka.
2.In la garab istaago dadka danyarta ah.
3.In la ilaaliyo nabadda iyo kala dambeynta.
4.In la xoojiyo cibaadada iyo ducada dalkayaga iyo dadkayaga.
Ilaahay waxaan ka baryayaa in uu inaga aqbalo soonka, salaadda, zakada iyo dhammaan camalka suuban, kana yeelo Ramadaan mid nabad, barwaaqo iyo horumar inoo horseeda.
Ramadaan Kariim ๐ŸŒ™
Guddoomiyaha D- Garbo Dadar

๐ŸŽ‰ RAMADAAN KARIIM ๐ŸŽ‰Mamul-dawladda Hoose ee Degmada Garbo-Dadarwaxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan Bulshada I...
17/02/2026

๐ŸŽ‰ RAMADAAN KARIIM ๐ŸŽ‰
Mamul-dawladda Hoose ee Degmada Garbo-Dadar
waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan Bulshada Islaamka gaar ahaan bulashada ku dhaqan degmada garbo dadar, munaasabadda curashada bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed.
Allaha naga yeelo kuwa ka faaโ€™iidaysta kheyrka, naxariista iyo cafiska bisha barakaysan.

27/12/2025
16/12/2025

Hoggaanka Degmada, Maamulka Dugsiga, Waalidiinta iyo Culimada oo Ardayda La Dardaarmay Ka Fogaanshaha Qabyaaladda, Kuna Baraarujiyay Nabadda iyo Midnimada

Hoggaanka Degmada, Maamulka Dugsiga, Waalidiinta iyo Culimada oo Ardayda La Dardaarmay Ka Fogaanshaha Qabyaaladda, Kuna ...
16/12/2025

Hoggaanka Degmada, Maamulka Dugsiga, Waalidiinta iyo Culimada oo Ardayda La Dardaarmay Ka Fogaanshaha Qabyaaladda, Kuna Baraarujiyay Nabadda iyo Midnimada

04/12/2025

Xaflada xil wareejinta xoghayaha D garbo dadar
Hadal jeedinta maayir ku xigeenka degmada garbo dadar

Xafladda  Xil-wareejinta Xoghayaha Dawladda Hoose ee Degmada Garba-Dadar
04/12/2025

Xafladda Xil-wareejinta Xoghayaha Dawladda Hoose ee Degmada Garba-Dadar

Dowlada hoose Ee  D.Garbodadar Xafladda Xil Wareejinta Xoghayaha H**e iyo xoghaya Cusub โ€“ 04 Dec 2025
03/12/2025

Dowlada hoose Ee D.Garbodadar Xafladda Xil Wareejinta Xoghayaha H**e iyo xoghaya Cusub โ€“ 04 Dec 2025

01/12/2025

Nadaafaddu waa Bilicda Magaaladeenna

Dowlada hoose Ee  D.Garbodadar Waxaan maanta bilaawnay qaybinta hordhaca ah ee weelasha qashinka, kuwaas oo loogu talaga...
01/12/2025

Dowlada hoose Ee D.Garbodadar

Waxaan maanta bilaawnay qaybinta hordhaca ah ee weelasha qashinka, kuwaas oo loogu talagalay kor u qaadista nadaafadda iyo bilicda degmada.
Tallaabadani waxay qeyb ka tahay dadaalka lagu xoojinayo nadaafadda guud iyo wacyigelinta bulshada.

Address

Garbodadar

Telephone

+252637225588

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dowlada hoose Ee D.Garbodadar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share