Ciidanka isku-dhafka booliska Gaalkacyo

Ciidanka isku-dhafka booliska Gaalkacyo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ciidanka isku-dhafka booliska Gaalkacyo, Police station, Gaalkacyo.

The Galkayo Joint Police Initiative (JPI) is a pioneering community-driven security and peacebuilding initiative established to bridge divides, enhance stability, and promote a unified, accountable, and people-centered policing system in Galkayo, Somalia.

10/09/2025

Gaalkacyo – Taliyaha Ciidamada Isku-dhafka Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug, Cabdiqani Yaasiin Maxamuud (Haanfari) iyo ku-xigeenkiisa Cabdifitaax Cali Dabaadi, ayaa maanta kormeer ku tagay xaafaddii xalay ay ka dhacday shaqaaqo hubeysan oo dhex martay laba maleeshiyo beeleed.

Xaaladda ayaa haatan degan, iyadoo ciidanka booliska iyo kuwa kale ee ammaanka labada maamul ay joogaan goobta si ay u xakameeyaan dib-u-soo noqoshada rabshadahan.

Ciidanka isku dhafka booliska gobolka Mudug ayaa had iyo jeer kaalin muuqatq ka qaata nabadaynta iyo xakamaynta shaqaaqooyinka ka dhaca gobolka Mudug.

15/03/2025

Taliye ku xigeenka booliska iskudhafka Gaalkacyo oo la caweynaya dhalinyarada magaalada Gaalkacyo Galmudug iyo Puntland.

15/03/2025

Ciidanka oo shaqo ku jira

17/02/2025

Farxad ayey noo tahay in aad nagu soo biirtaan, bogga rasmiga ah ee ciidanka iskudhafka booliska Gaalkacyo.

Soo dhawaada👏

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ciidanka isku-dhafka booliska Gaalkacyo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category