Mohamed Abshir Goodir

Mohamed Abshir Goodir حسبنا الله ونعم الوكيل�

Guddoomiyaha Magaalada Ceeldibir ee Bariga Gobolka Mudug Mudane Mahdi Maxamed Shirdoon Seefle ayaa maanta Sagootinayay U...
06/09/2025

Guddoomiyaha Magaalada Ceeldibir ee Bariga Gobolka Mudug Mudane Mahdi Maxamed Shirdoon Seefle ayaa maanta Sagootinayay Unug Ciidan ah oo laga soo qoray Magaalada Ceeldibir

Guddoomiye Mahdi Seefle ayaa Ciidamadaan oo ku biiriya Booliska Soomaaliyeed kula dardaarmay inay ka dhabeeyaan hadafkooda ah inay u adeegaan Diinta ,Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed sidoo kalena ay u adeegaan shacabka Ceeldibir marka ay Tababarka soo dhameystaan

Ciidamadaan ayaa qeyb ka ah Ciidamo Taliska Booliska Soomaaliyeed u qeybiyay Deegaanada iyo Degmooyinka Gobolka gaar ahaan Bariga iyo koonfurta kuwaas oo ay baahi weynnu qabeen shacabka Deegaanadaas

Guddoomiyaha ayaa Ciidamada ku wareejiyay Taliska Soomaaliyeed oo uu wakiil ka ahaa Gaashaanle Cali Xirsi Sahal Taliyaha Saldhiga Degmada Gaalkacyo

Mahdi Maxamed Shirdoon Seefle Guddoomiyaha Ceeldibir ayaa ka dhabeeyay qaar ka mid ah balan-qaadkiisi ahaa u Adeegista bulshada gaar ahaan Amniga oo tiir dhaxaad u ah nolalsha iyo ilaalinta Nafta iyi maalka shacabka

Isku soo Bax lagu weynayo dhalashada Nabigeena Muxamad NNKH oo lagu qabtay dagmada ceeldibir
04/09/2025

Isku soo Bax lagu weynayo dhalashada Nabigeena Muxamad NNKH oo lagu qabtay dagmada ceeldibir

03/09/2025

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Abshir Goodir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category