07/10/2023
Muqdisho Somalia- Beesha Abdi Daa,uud,
Xaflad lagu Caleema sarayey Ururka Dhalinyarada Gobolka Banaadir ee beesha Ree abdi Da,uud Odow Sacad, ayaa lagu qabtay Magalada Muqdisho Ee Caasimada, somalia
Waxaana ka qeyb gallay odayaasha, beesha Dhalinyarada Ganacsatada, Aqoonyahanka, Haweenka iyo qeybaha Kala duwan ee Beshaan
Gudomiyaba Ururka Dhalinyarada Beesha Jaabir Cabdi Qaloonbi iyo ku xigeenkiisa Mahad Dhuub ayaa ka hadley qorshahoda Hogamineed Ee ururkaan la Caleema saaray islamarkaana ay badal ka qaban donana Hormarinta & isku Xirka Arimaha Beeshan,
Dhaman dadkii ka qeyb gallay ayaa xusey in ay diyaar uyihiin la shaqeynta iyo Garab istaag hoganka Cusub Ee Ururka Beesha Abdi Daa.uud tolkaygow Guul iyo gobanimo isku duubni iyo wada shaqayn idiin rajayna