Erigavo Public Library

Erigavo Public Library Maktabadda Dadweynaha Ceerigaabo.

Diyaar ma tihiin, farxad aqoonsiga awgii guusha labaad ka dhiga ta Maktabaddeenna.12-duhurnima inoo ballanna.
27/12/2025

Diyaar ma tihiin, farxad aqoonsiga awgii guusha labaad ka dhiga ta Maktabaddeenna.

12-duhurnima inoo ballanna.

Maalinka sabtida diyaar ahaadda. Guushii waxa yar baa ka dhiman.
25/12/2025

Maalinka sabtida diyaar ahaadda. Guushii waxa yar baa ka dhiman.

Tartankii aynu ku bilownay 16 ka library waxa isugusoo hadhay afar library oo keliya, waxa sidaa ku amba baxay 12 library.
Afarta isku soo hadhay oo kala ah
Ururka Akhris-Maal Vs Erigavo Public Library
Burtinle Public Library Vs Maktabadda Dadwaynaha Dhagaxbuur

Tartanka h**e waxa bulshadu u kala codayn doontaa maalinta sabtida inshallah, ka dambena axadda. Nasiib wacan dhammaantiin.

Guul kale ayaad soo hooyseen, cid kasta oo codkeeda ku taageertay Maktabadda waa ay mahadsanyihiin. Koobka iyo guusha ay...
22/12/2025

Guul kale ayaad soo hooyseen, cid kasta oo codkeeda ku taageertay Maktabadda waa ay mahadsanyihiin.

Koobka iyo guusha ayaa inoo balana.

Ugu danbayn, waynu guulaysanay. Dhaaman way mahadsan yihiin reer Ceerigaabo iyo inta kale ee inoo codaysay.             ...
12/12/2025

Ugu danbayn, waynu guulaysanay. Dhaaman way mahadsan yihiin reer Ceerigaabo iyo inta kale ee inoo codaysay.

Address

Erigavo

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Telephone

+252634006679

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Erigavo Public Library posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Erigavo Public Library:

Share

Category