KHAYR QABE

KHAYR QABE Waari mayside war ha kaa haro.

AWOOODA DHALINYARADA ??Maxaaa ka Dhacay Bangladesh πŸ‡§πŸ‡©??Kacdoon ka dhashaya Dhaqdhaqaan dhaliyarda Ardayda jaamacadaha oo...
05/08/2024

AWOOODA DHALINYARADA ??
Maxaaa ka Dhacay Bangladesh πŸ‡§πŸ‡©??
Kacdoon ka dhashaya Dhaqdhaqaan dhaliyarda Ardayda jaamacadaha oo diidan musuqmaasuqa Dowlada xilka haysa ayaa Sababy ugu damayn Madaxwaynihii Wadankaas Sh Xasiina in ay iskaga cararto Wadankaaas.
Si la mid ah Bangladesh πŸ‡§πŸ‡© Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄ waxaa haysata Dhibaatooyin iyo dhaqaale xumo ka dhalatay musuqmaasuq
hadaba Dhalinyarada Soomaaliyeed Ma samayn karaan Waxa ay sameeyeen Dhalinyarada Bangladesh πŸ‡§πŸ‡© kuwaas oo u dhabar adaygay Dil , xabsi , Dab , Dhaawac iyo Dhimasho si ay Wadanka uga Xoreeyaan siyaasi aan Dantooda ka shaqaynayn.
jawaabtu waq xagiiina

15/06/2024

Qabriga Maxaa ka taqaanaa
sh: Maxmud Xaliike

Address

Erigavo/main Raod Street 1
Erigabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when KHAYR QABE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category