Ururka 242aad gutaada 24aad

Ururka 242aad gutaada 24aad Ururka 8aad Guutada 24.aad Khaalid Binuwaliid Ciidanka Dhulka XDS 🇸🇴

17/10/2024
Ururka 242aad guutada 24aad Khaalid Binuwaliid ee Qeybta21ad  Ciidka Dhulka oo howlgalka kasameeyay dhulka howdka ee   &...
17/10/2024

Ururka 242aad guutada 24aad Khaalid Binuwaliid ee Qeybta21ad Ciidka Dhulka oo howlgalka kasameeyay dhulka howdka ee & .
Howlgalka oo si wanagsan Uga socda bariga Galgaduud ayey ciidanka Xoogga ku guulesteen inay burburiyaan fadhiisamadii kooxda khawaarijta ay ku dhuumaaleysanayeen maalmihii lasoo dhaafay.

Ugu dambeyn Taliye ururka 242aad (fCabdifareey) oo howlgalka kahadlay ayaa jiri K**a haridoonno ilaa ey iska dhiibaan.

18/09/2020

Ra'sul Wasaaraha Cusub ee Somalia oo madaxweynuhu soo magacaabay Mudane Maxamed Xuseen Rooble

25/06/2020

Somalia 26 ki Jun 1960 Goormaan ladnaanayay 26 jun goormaan lulanaye 1 died luulyo laba midoowdee

08/03/2020

Asc asxbteyda Qaaliga ah waan idin salaamay Dhmaantiin Meel walbood joogtaan Amuuraha Galmudug allaha Sahlo

Alxamdulillaah Galmudug State of Somalia weey guuleesatay horumar wngsn Dib u socod dambe majiridoono insha Allah Qaran ...
29/02/2020

Alxamdulillaah Galmudug State of Somalia weey guuleesatay horumar wngsn Dib u socod dambe majiridoono insha Allah Qaran nima nadeeqda

Asc wll sheeg Shimbirkaan Magaciisa?👍Like hailoobin iyo Share garey👌Jwbta Waa dhankiina✍️
10/02/2020

Asc wll sheeg Shimbirkaan Magaciisa?
👍Like hailoobin iyo Share garey👌Jwbta Waa dhankiina✍️

Address

Main Route
Dhuusamarreeb

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka 242aad gutaada 24aad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Ururka 242aad gutaada 24aad:

Share