Dugsiga Gurmad -Dhuusamareeb

Dugsiga Gurmad -Dhuusamareeb Dugsiga Gurmad waa Dugsi Hoose Dhexe iyo Sare oo ku Yaal Galmudug gaar ahaan Caasimadda Dhuusamareeb.

08/01/2026
08/01/2026
21/11/2025

Waxaan halkaan hambalyo kaleenahay dhammaan macalimiinta Somaaliyeed, gaar ahaan macalimiinta Galmudug, gaar ahaan macalimiinta Dugsiga Gurmad.

Sidoo kale waxaan halkan ka ogeeysiineeynaa dhammaan ardada dhigata Dugsiga Gurmad inuu barri fasax inoo yahay, maalinta macalinka Soomaaliyeed awgeed.

mahadsanidiin

Guul baan idiin rajeeyneeynaa
21/11/2025

Guul baan idiin rajeeyneeynaa

Waxaa maanta oo taariikhdu ku beegantahay 11/1/2025 inoo billaawday imtixaakii dhexe ( midterm exam) ee sannad dugsiyeed...
11/01/2025

Waxaa maanta oo taariikhdu ku beegantahay 11/1/2025 inoo billaawday imtixaakii dhexe ( midterm exam) ee sannad dugsiyeedka 2024-2025. Dhammaan arda waxa aan u rajeeyneeynaa guul iyo hormar

07/01/2025

Farqurxin tayo leh ugu hagaag iskuulka Royal Professional Academy ee magaalada Dhuusamareeb.

Waxaa kaloo socda koorsooyin English, Caafimaad, Computer iyo Xisaab.

Kala xariir: 0618819090/0615075409.

17/10/2024

Shaqo aan heerar adag soomarin, ma guuleeysato. Xaaladaan adag baanu kasoo gudubnay, Alle ayaana ku mahadsan iyo intii na karab istaagtay.

Aqrisku waa furaha aqoonta.
14/10/2024

Aqrisku waa furaha aqoonta.

Address

Dhuusamarreeb

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 12:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252619482548

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Gurmad -Dhuusamareeb posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dugsiga Gurmad -Dhuusamareeb:

Share