25/12/2021
Taliye Ku Xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Gardafuu oo Hawgal lagusoo afjarayay Dhuxusha Ku Hogaamiyay Ciidanka Booliska Degmada Baargaal.
Waxay gaareen Deegaanka Taageer oo Kamid ah Deegaanada Dhuxulaystadu ku hayso Xaalufinta Deegaanka.