Mr Liibaan Xaji Diiriye Cabdulle

Mr Liibaan Xaji Diiriye Cabdulle waxa halkan kala Socon doonta siyasada guud ee dalka gaar mida Hirshabelle

30/09/2021
30/09/2021

Kursiga ugu sameynta badan Hop #066 si wanagsan ayu u shaqeyn dona insh Allah

Waxu is moday in uu yahay Madaxweyne Hogaamiye koxeedka Farmajo
27/04/2021

Waxu is moday in uu yahay Madaxweyne
Hogaamiye koxeedka Farmajo

Guuuuul xisbiga wadajir
05/12/2019

Guuuuul xisbiga wadajir

Hambalyo Gudoomiyaha Cusub ee Degmada WarSheekh Md Xasan Maxamed Axmed oo Golaha Deegaanka Degmada ay u Doorteen Guddomi...
22/08/2019

Hambalyo Gudoomiyaha Cusub ee Degmada WarSheekh Md Xasan Maxamed Axmed oo Golaha Deegaanka Degmada ay u Doorteen Guddomiyaha Degmada Warsheekh.

Mahadsanidiin
Liibaan hajji deriye abdulle

Kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Hirshabeelle Md Dr  Mohammed Abdi Ware waxaa Xilkii laga qaada...
18/07/2019

Kadib Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlada Hirshabeelle Md Dr Mohammed Abdi Ware waxaa Xilkii laga qaaday Wasiirkii Maaliyada DG HirShabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle ( Maxamed Dheere) Waxaana Xilkaas loo Magacaabay Md Abdi Shakuur Abuukar Xasan.

Address

Indha-ceel
Buulobarde

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mr Liibaan Xaji Diiriye Cabdulle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Mr Liibaan Xaji Diiriye Cabdulle:

Share