16/05/2026
*NATIIJADA DOORASHADA SCHOOLKA*
Waxa noo qabsoomay doorashadii schoolka oo ay ku tartamayeen laba Xizbi oo kala ah . Iyo Doorashadan oo si habsami leh u dhacday ayaa la qabtay saaka, 16 May 2026.
Ardayda iyo maamulka schoolka ayaa si wadajir ah uga qayb qaatay doorashada, iyadoo codbixintu u dhacday si xor iyo cadaalad ah.
Ugu dambayn, natiijada doorashada kadib waxay guusha ku raacday xisbiga halka xiabiga ay muujiyeen tartan wanaagsan iyo dadaal muuqday.
Waxaan hambalyo u diraynaa Xisbiga guulaystay, sidoo kale waxaan u mahadcelinaynaa dhammaan ardayda iyo cid kasta oo ka qayb qaadatay hirgelinta doorashadan oo ku dhacday jawi wanaagsan.
Hambalyo Dhammaan