12/01/2021
-Dadka Qaar Ka Mid Ah Waxay Nasiib u Yeesheen In Ay Hadlaan, Halka Qaar Kale oo Dadka Ka Mid Ah Nasiib u Yeesheen Inay Hadalkaas Si Dagan u Dhageysantaan..
-Qaarkood Waxay Jaceyl Yihiin In La Rumeysto Wax Waliba Ay Sheegan, Laakiin Waxay Hilmaamen Iyaga Hadalka Sheegayba Inaysan Rumeysneen Waxaa Ku Hadlayaan.
-Hadalkaga Markaad Rumeysato Adiga Xaqiiqda Waxay Noqon Doonta Inay Dadka oo Idil Ku Rumeystaan Waana Sababta Loo Yiri Inta Aadan Hadlin Ka Fakar Hadalkaga..
-Wax Qiimo Ah Ha Siin Hadal uu Qof Iska Yiri Ilaa Aad Ogato In Hadalkiisi Yahay Mid Qìimo Leh, Maxaa Yeelay Hadalka Iyo Qofka Yiri Waay Kala Qiimo Badnan Karaan Marar Qaar.
-Nolashada Haku Xumeyn Qof Hadal Ay Dad Kaga Sheegeen Laga Yaabe Hadalka In uu Aha Been Ama.Mid uu Shaydan Iyaga U Soo Dhiibay, Iska Ilaali Inaad Ka Mid Noqoto Shaydamada Wararka Kala Gudbiyo Adigane.
Hadaad Ka Heshay La Wadaag Saaxiibada Kale oo Share Dheh..Mahdsanid.
A R A G T I Y O H _____ Follow Me