HabarYoonis kingdom

  • Home
  • HabarYoonis kingdom

HabarYoonis kingdom Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from HabarYoonis kingdom, Government Organization, .

26/02/2026

Abidkoodba duul ay qabteen dib uma dhaantayn!!

Habaryoonis bari deegankeda iyo sharafkeedaba waa difaacanaysa wana waajib diiniyana oo saaran

09/12/2025

Magaalada taarikhige Gaashaamo
12/2025

Beelaha Garxajis dal iyo dibadba waxay reer awdal ugu baaqayaan nabadColaada wiil ba ku dhintee wiil kuma dhasho reer aw...
05/12/2025

Beelaha Garxajis dal iyo dibadba waxay reer awdal ugu baaqayaan nabad
Colaada wiil ba ku dhintee wiil kuma dhasho reer awdal nabadooda iyo quruxda degankooda ka muuqata ha ilaashadaan
Ciise iyo gadabuursina waa tol walalo ah oo illahay meel ku wada abuuray wax walo dhaca kala guurimaayaan
Madaxda dhaqankee labada beelood waxa waajib diiniyana ku ah inay dadkooda nabada iyo wanaaga ugu baaqaan wixii dhiig keenayana laga fogaado ciidamada dalkoode amniga sugayana lala shaqeeyo

01/12/2025

Tolow raga dumarka ka dhex hanjabaya xagee joogeen maalmahan
Miyanay gadhcasta iyo duqaytida ka waraysan colaadi waxay tahay iyo halki somaliland laga keenay

Suldaanka guude beelaha Habaryoonis suldaan cismaan suldaan cali suldan madar iyo wafti balaadhan oo madaxdhaqameedka be...
21/10/2025

Suldaanka guude beelaha Habaryoonis suldaan cismaan suldaan cali suldan madar iyo wafti balaadhan oo madaxdhaqameedka belaha Garxajisa ayaa ku wajahan caasimada gobolka sanaag ee ceerigaabo.
Waftiga ayaa qayb ka noqonaya nabada gobolka sanaag

Urursuge igusoo orod maaha iyadoo muuse ismacilba warku gaadhin iyo habaryoonis bari oo dhan Urursuge sharafkoda iyo deg...
18/10/2025

Urursuge igusoo orod maaha iyadoo muuse ismacilba warku gaadhin iyo habaryoonis bari oo dhan Urursuge sharafkoda iyo degankodaba waa difaacdeen hartina wa isaga filnaadeen
Hartiyaw nabad iyo colaadi meel ma wada galaane labada mid laabta usiidaaya shalayba wataa siyaad barre soo raacden buna namaydan amaahin tii idinka racadayna watay diiwanla somalida gashay
Nabad iyo colaad midun kusoo heshiiya ✍️

08/08/2025

Ciyaar dhaqameedka belaha Habaryoonis bari

Deegaamada   ka Degan tahay Gobolka  1: Caynaba Oog Badwayn Cagaciid Sool qorijab Muqlada Cadaada MaraajabayDhuyuc-dhuub...
01/08/2025

Deegaamada ka Degan tahay Gobolka

1: Caynaba

Oog
Badwayn
Cagaciid
Sool qorijab
Muqlada
Cadaada
Maraajabay
Dhuyuc-dhuuban
Geeleeg
Wadhka
Jidhaan buul

2: Xudun

Shimbiraale
Kurcad
Docosha
Togga
Sabawanaag
Ceel-lahelay
God-dheere
bohol
Dhaban
Shoodhe
Kaam-dirir
Shuruf
Iyo Dogoble

Intaasi waa Magaalooyinka

Dhul daaqsimeedka ay Habaryoonis ka Degro Gobolka Sool

Cadceed sixun
Gagaboodka
Marqacado
Salal
Mataanaha
Karamaan guran
Bancade
Baqaslay
Higlo kalajeex
Barda-qubane
Dhuudimo
Cariska
Mamac-gaaban
Ceel-xume
Ceegaag
Gobka goolka
Daarsay

Taar Tv

Sandaladii guude Habaryoonis Suldaan maxamed suldan xirsi qaniSuldaan cismaan suldan cali suldan madar
31/07/2025

Sandaladii guude Habaryoonis
Suldaan maxamed suldan xirsi qani
Suldaan cismaan suldan cali suldan madar

Dabka iyo hadaanaan lahayn diinta iyo GeelaOo naan dagaalamin sidii Dawladii Ruushka,Dadku nama Ciseeyeen sidii dahabkii...
25/07/2025

Dabka iyo hadaanaan lahayn diinta iyo Geela

Oo naan dagaalamin sidii Dawladii Ruushka,

Dadku nama Ciseeyeen sidii dahabkii baarayse

Militariga diintaanu nahay ee meera dibadaha e

Mana diirno jeeroo birgaydh Akhiro u daadago e.
Ninkii daris wanaag diidanoow dan iyo yeelkaa.



Abwaan Abdi Warsame Baanje ( Abdi- Gahayr AHN)

29/06/2025

"Gaashaamo Mashruuca Tamarta Cadceeda Laga Dhaliyo Oo meel Fiican Maraya
Taatikhda wa marki u horaysay ee degmada gaashaamo yeelanayso koronto 24 saac shaqaynaysa

16/06/2025

Santarka cali jamac degmada gaashaamo

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HabarYoonis kingdom posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your organization to be the top-listed Government Service?

Share