Hon Qaadi M.Said

Hon Qaadi M.Said Hon Abdi-qaadi M.Said is a passionate youth leader and advocate for peace, education, and community

Barbilaw wanaagsan ayay noqon-doontaa idamka Alle.Hambalyo Dhammaan ardada Asxaabtayda ah ee aan hayaanka kuwada jirnay.
01/05/2026

Barbilaw wanaagsan ayay noqon-doontaa idamka Alle.

Hambalyo Dhammaan ardada Asxaabtayda ah ee aan hayaanka kuwada jirnay.

Sharaf ayay ii ahayd in aan Gudoomiyaha cusub ee Ururka ardeyda Jaamacadda Badda Cas ku wareejiyo Xilka Gudoomiyaha oo a...
24/04/2026

Sharaf ayay ii ahayd in aan Gudoomiyaha cusub ee Ururka ardeyda Jaamacadda Badda Cas ku wareejiyo Xilka Gudoomiyaha oo aan soo hayay mudada labada sanno ah.

Marka kowaad waxaan u mahadcelinayaa ilaahay SWT oo ii fududeeyay in aan ardeyda iyo bulshada usoo adeego.waxaan kaloo u mahadcelinaya cidwalba oo nalasoo shaqaysay, oo ay ugu horeeyaan Ardayda Jaamacadda,maamulka Jaamacadda Badda Cas iyo dhammaan bulshadii kala duwanayd.

Hambalyo ayaan leeyahay Gudoonka cusub ee Ururka Ardayda waxaan rajaynayaa in ilaahay SWT xilka u fududeeyo.

08/04/2026

Miyaa loo dhashaa wadani?

Habeen Wanaagsan

Adaan Waxba Kaa Dibjirinإِنَّ اللَّهَ سَمِيعٌ بَصِيرٌTani waxay Farshaxanka maansada Hadraawi ee fasiraysa Kellaamka Eeb...
02/04/2026

Adaan Waxba Kaa Dibjirin
إِنَّ اللَّهَ سَمِيعٌ بَصِيرٌ

Tani waxay Farshaxanka maansada Hadraawi ee fasiraysa Kellaamka Eebbe, midii ugu danbaysay.

Dadku waa hantiye dhawr.Akhyaar dun-wanaagsan.Habeen Wanaagsan.
01/04/2026

Dadku waa hantiye dhawr.
Akhyaar dun-wanaagsan.

Habeen Wanaagsan.

30/03/2026
Baryona deeqlaad u tahayوَقَالَ رَبُّكُمُ ادْعُونِي أَسْتَجِبْ لَكُمْ
29/03/2026

Baryona deeqlaad u tahay
وَقَالَ رَبُّكُمُ ادْعُونِي أَسْتَجِبْ لَكُمْ

Meeriskaan Abwaan Hadraawi wuxuu fasirayaa Ayada hoose, Afkeenu waa qani.Sawirka iyo Qoraalku isma leh. Adaan damac fuus...
28/03/2026

Meeriskaan Abwaan Hadraawi wuxuu fasirayaa Ayada hoose, Afkeenu waa qani.

Sawirka iyo Qoraalku isma leh.

Adaan damac fuushanayn
Adaan waxba daba ordayn
Aday dani kuu dhantahay
إِنَّ اللَّهَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ.

Dardaar werintaada guudAdaa naxariis ku darayإِنَّ اللَّهَ لَغَفُورٌ غَفُورٌ
27/03/2026

Dardaar werintaada guud
Adaa naxariis ku daray
إِنَّ اللَّهَ لَغَفُورٌ غَفُورٌ

Address

Bari
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hon Qaadi M.Said posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category