G/Sare Maxamuud A-Leewar

G/Sare Maxamuud A-Leewar Taliye K/Xigeenka Howlgelinta Ciidanka PMPF

Waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka reer Puntland ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee C...
26/05/2026

Waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka reer Puntland ugu hambalyeynayaa munaasabadda barakeysan ee Ciidda Carafo.

Waxaan si khaasa hambalyo uleeyahay guud ahaan Ciidanka Soomaaliyeed ee har iyo habayn furimaha h**e u taagan dagaallada lagula jiro argagixisada Al-Shabaab iyo dagaalada lagu ciribtirayo Argagexisada caalamiga ah ee ku dhuumalaysanaysa Cal-Miskaad.

Waxaan Alle uga baryayaa inuu ku guuleeyo shaqooyinkaas nafhurnimada leh ay uhayaan bulshadooda si'ay ugu noolaan lahaayen nabad, sharaf iyo karaamo.

Allah ha inagu gaarsiiyo ciidaan ciideeda xigta nabad, barwaaqo, caafimaad iyo guul qaran.

Ciid Mubaarak.

Address

Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when G/Sare Maxamuud A-Leewar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share