Saadaal Notary and Legal Consultancy

Saadaal Notary and Legal Consultancy Saadaal Notary & Legal Consaltancy wa xarun ka shaqaysa Adegyada Notayada iyo ka talabixinta sharciga

Saadaal Notary and Legal Consultancy Ugu imow Adeeg Sharci oo dhamaystiran Iyo Khuburo Sharci yaqaano ah oo kuugu adeega...
22/09/2024

Saadaal Notary and Legal Consultancy

Ugu imow Adeeg Sharci oo dhamaystiran Iyo Khuburo Sharci yaqaano ah oo kuugu adeegaya Si ka badan Filshadaada !!

Xeerka Shirkadaha ganacsiga ee Soomaaliya  waa xeer nidaaminaya sida Shirkadaha ganacsigu  loo asaaso, u shaqeeyan ila D...
21/06/2024

Xeerka Shirkadaha ganacsiga ee Soomaaliya waa xeer nidaaminaya sida Shirkadaha ganacsigu loo asaaso, u shaqeeyan ila Dhamaadka shirkaddaha iyo sida ay ku dhamaadaan.

Haddaba shirkaddii aan xeerkaas lagu dhisinna waxa uu u yaqaan xeerku shirkad Waxba k**a jiraan ah oo aadan dacwoon karin kulana doodi karin cid kale sharciga hortiisa

Wuxuuna u qaybiyaa Saddex Nooc oo kala ah.
1- Shirkad Gaar ah.
2-Shirkad Dadweyne.
3-Shirkad Wadaag ah .Dawladda iyo Dadweynaha(PPP

Saadaal Notary and Legal Consultancy Waxay Diyaar idiinla tahay qoraalka heshiisyada Ganacsi, dhisida Xeerarka Shirkada Ganacsi iyo La talinta arimaha ganacsiga.
Adv Abdalla
L.L.B In Mogadishu University

Xafiiska Nootayada Saadaal Notary and Legal Consultancy   Waxa uu hambalyo iyo bogaadin uu u dirayaa guud Ahaan Ummadda ...
16/06/2024

Xafiiska Nootayada Saadaal Notary and Legal Consultancy Waxa uu hambalyo iyo bogaadin uu u dirayaa guud Ahaan Ummadda Islaamka, gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed meel kasta ay dunnida Dacaladeeda Ay ka joogaan, munaasibadda Ciidul-Adxa awgeed

sanado badan ku gaara Caafimaad, Horumar, Barwaaqo iyo nabadgalyo Buuxda isha allaah.

Ciid wanaagsan dhammaan Umadda Soomaaliyeed.

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

بمناسبة حلول عيد الأضحى المبارك يسرني و يسعدني أن أتقدم إليكم بأصدق التهاني وأطيب التبريكات سائلاً المولى العلي القدير ان يجعل أيامكم كلها أفراح و أن يعيده علينا وعليكم أعواماً عديدة وأزمنة مديدة وأنتم في أحسن حال و تقبل الله منا ومنكم الصيام و القيام و صالح الأعمال..
عيد سعيد وكل عام وأنتم بخير

Facebook : saadaal notary and legal consultancy
Gmail = [email protected]

Tell :
907 921 546

Bossaso- Somalia

Waxaan Farxada Munaasabada Ciidka la qaybsanynaa Dhamaan Shacab Waynaha Soomaaliyeed Guud ahaan, Gaar ahaan Shacabka Ree...
09/04/2024

Waxaan Farxada Munaasabada Ciidka la qaybsanynaa Dhamaan Shacab Waynaha Soomaaliyeed Guud ahaan, Gaar ahaan Shacabka Reer Puntland.
عيد الفطر المبارك......

Sharaf bay nootahay inaan kamid noqono Maalgeliyaasha Bandhiga Buugaagta Ee Bari Book Fair BBF 2024, oo lagu qaban doono...
23/02/2024

Sharaf bay nootahay inaan kamid noqono Maalgeliyaasha Bandhiga Buugaagta Ee Bari Book Fair BBF 2024, oo lagu qaban doono magaalada Bossaso Bisha March !!

𝗦𝗮𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹 𝗡𝗼𝘁𝗮𝗿𝘆 & 𝗟𝗲𝗴𝗮𝗹 𝗖𝗼𝗻𝘀𝗮𝗹𝘁𝗮𝗻𝗰𝘆 𝘄𝗮 𝘅𝗮𝗿𝘂𝗻 𝗸𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗾𝗮𝘆𝘀𝗮 𝗔𝗱𝗲𝗴𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗡𝗼𝘁𝗮𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮 𝘁𝗮𝗹𝗮𝗯𝗶𝘅𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗰𝗶𝗴𝗮
14/06/2023

𝗦𝗮𝗮𝗱𝗮𝗮𝗹 𝗡𝗼𝘁𝗮𝗿𝘆 & 𝗟𝗲𝗴𝗮𝗹 𝗖𝗼𝗻𝘀𝗮𝗹𝘁𝗮𝗻𝗰𝘆 𝘄𝗮 𝘅𝗮𝗿𝘂𝗻 𝗸𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗾𝗮𝘆𝘀𝗮 𝗔𝗱𝗲𝗴𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗡𝗼𝘁𝗮𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮 𝘁𝗮𝗹𝗮𝗯𝗶𝘅𝗶𝗻𝘁𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗿𝗰𝗶𝗴𝗮

Ciid wanaagsan Dhamaan Dhamaan Umada Islamka Gaar ahaan Shacabka Somaliyed كل عام وانتم بخير ...
20/04/2023

Ciid wanaagsan Dhamaan Dhamaan Umada Islamka Gaar ahaan Shacabka Somaliyed

كل عام وانتم بخير ...

08/12/2022

Address

Laanta Hawada
Bosaso
252

Opening Hours

07:30 - 19:00

Telephone

+252907921546

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saadaal Notary and Legal Consultancy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Saadaal Notary and Legal Consultancy:

Share

Category