16/06/2022
Waxaan u mahad cilinayaa madaxweynaha jamhuuriyada federaalka somaliya mudane hassan sheikh mahamuud oo ii gartay Inaan noqdo Ra"iisul wasaaraha xukumada federaalka somaliya.
Waxaan umada somaliyeed iyo madaxweynaha Qaranka u Balan qaadayaa Inaan si daacad ah u gudan doono waajibkeyga si hufana aan ugu adeegi doono dalka iyo dadka somaliyeed waxaan soo dhisi doonaa xukumada Tayo leh marka aan kalsonida ka helo golaha Shacabka.