Dr. Abdullahi Gagajir

Dr. Abdullahi Gagajir asc

Waxaan hambalyo ballaadhan halkan uga dirayaa dhammaan dhakhaatiirta ku guulayasatay imtixaankii shahaadiga ahaa ee kull...
28/07/2020

Waxaan hambalyo ballaadhan halkan uga dirayaa dhammaan dhakhaatiirta ku guulayasatay imtixaankii shahaadiga ahaa ee kulliyada daawaynta iyo qalliinka ee jaamacada Cammuud. Cilmigaad barateen Allaha idiin barakeeyo. Aamiin.

27/07/2020

Dhib kasta oo kula soo darista Ilaahay talo saaro, ilaahay ayaa kaaga filan.

22/07/2020

Wariyayaashu kamaradooda iyo makarafoonkooda ha u meel dayaan.Maalinkay war hagaagsan waayaana ha iska nastaan.

11/05/2020

Prank?
Ma iska hubinay waxay diinteena Islaamka ee suubani ka qabto.

13/12/2019

ASC

Address

Sh. Othman
Borama

Telephone

+252634451534

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Abdullahi Gagajir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Dr. Abdullahi Gagajir:

Share

Category