20/01/2025
Reer Berbera ayaa Yurub abiib fariin u diray: Yurubeey curadnimada waa laguu ogyahay. Reer Berbera maanta kuguma laha duurxul, magaalada umada kamaanu sheegan, ee kulmiye iyo muuse ayaa dalkii baa biiyay, awoodii qarankana laba nooc ka dhigay wax uu baabiyay oo uu huwan ku wareejiyay maal iyo ragba, iyo intii soo hadhay oo ganacsi uu muuse qoyakiisa uga furay. Intaasi markii ay dhacday ayay Somaliland oo dhan dadkeedu dareemeen in gurmad badbaado loo baahanyahay taas ayaana kulmiye ku waayay kalsoonida umada. Wax walibana asalkiisii ayuu ku noqdaday.