Masjid Al Nuur. مسجد النور بلدوين

Masjid Al Nuur. مسجد النور بلدوين Page kan waxaan u sameynay in aan ku soo gudbinno duruus diini ah iyo maxaadarooyin joogta ah

02/02/2026
21/01/2026

Bisha Shacbaan Waa Hordhaca Bisha Ramadaan.
🌧️""‏”شهر شعبان مُقدِّمة لـشهر رمضان "
اللهم بارك لنا في شعبان وبلغنا رمضان وقد فرجت همومنا وسددت ديوننا ووسعت أرزاقنا وجبرت خواطرنا وغفرت ذنوبنا وأعنتنا على طاعتك والقرب منك..
اللهم بلغنا رمضان ونحن في عافية وفي أحسن حال...

Silsiladi luqadaheed dowrkedi 6aad iyo 7aad.
28/12/2025

Silsiladi luqadaheed dowrkedi 6aad iyo 7aad.

Khubada jimacah insha alaah
29/10/2025

Khubada jimacah insha alaah

Khudbada bari insha AllahAstaamaha Ehelka Jannada
23/10/2025

Khudbada bari insha Allah
Astaamaha Ehelka Jannada

Khubada jimcah insha alaahIyo mowduuca omuhimah الورع
15/10/2025

Khubada jimcah insha alaah
Iyo mowduuca omuhimah الورع

14/10/2025

Duruusti naxwada e shekh maxamuud

Khudbada jimacahaWalaalayaal aan kafaaideysano kheerka iyo Waanada culimada                Wabilaahi towfiiq
07/10/2025

Khudbada jimacaha
Walaalayaal aan kafaaideysano kheerka iyo
Waanada culimada
Wabilaahi towfiiq

Walaalayaal aankafaaideysano khudbada shiiqaToosnaanta iyo isbadalka.     الاستقامة والتغير  Waa mowduuc lobaahnaay.Wala...
01/10/2025

Walaalayaal aankafaaideysano khudbada shiiqa
Toosnaanta iyo isbadalka. الاستقامة والتغير
Waa mowduuc lobaahnaay.
Walaal sidiyaar garow xilifiican usogasho masjidka
Dhageysi wacan

14/07/2025

من أثير دُعاء عمر الفاروق:
" اللَّهُمَّ إِنْ كُنْتَ كَتَبْتَنِي فِي أَهْلِ السَّعَادَةِ، فَأَثْبِتْنِي فِيهَا.
وَإِنْ كُنْتَ كَتَبْتَ عَلَيَّ الذَّنْبَ وَالشِّقْوَةَ، فَامْحُنِي وَأَثْبِتْنِي فِي أَهْلِ السَّعَادَةِ، فَإِنَّكَ تَمْحُو مَا تَشَاءُ وَتُثْبِتُ، وَعِنْدَكَ أُمُّ الْكِتَابِ

04/07/2025

قال رسول الله ﷺ :
صيامُ يومِ عاشوراءَ ، إنِّي أحتَسِبُ على اللَّهِ أن يُكَفِّرَ السَّنةَ الَّتي قبلَهُ .
صححه الألباني في صحيح ابن ماجه 1424 .
Rasuulkuna (naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa ha yeelee) wuxuu yidhi;
Soonka maalinta Caashuuraa, waxaan rajaynayaa in Alle uu ka dhaafo dambigii sannadkii h**e

Address

Beledweyne

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Masjid Al Nuur. مسجد النور بلدوين posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category