Ururka Midnimada Hiiraan

Ururka Midnimada Hiiraan Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ururka Midnimada Hiiraan, Public Service, Beledweyne.

03/03/2026

Ururka midnimda hiiraan ayaa mata biyo dhaamin u sameyay dad danyar ah oo ku nool kaamka najax

Waxaana biyo dhamintan usoo wakiishay Khadar IBrahin shariif oo abihiis u sadaqeyay

Ururka midnimada hiiraan ayaa manta biyo dhaamin u sameyay dad danyar ah oo ku nool kaamka najax oo ku yala duleedka mag...
03/03/2026

Ururka midnimada hiiraan ayaa manta biyo dhaamin u sameyay dad danyar ah oo ku nool kaamka najax oo ku yala duleedka magalada baladweyne

Deeqdan biyaha ah oo manta la gaarsiyay kaamka najax ayaa waxa abihiis oo dhintay u sadaqeyay khadar ibraahin shariif oo kamid ah aas aasayaashii ururka midnimada hiiraan

Waxan lenahay rabbi haka abalmariyo abe ibraahine khabriga allaha u waasiciyo

Madaxa maaliyada ururka midnimada hiiraan haaji osman ahmed huurshow oo dhankiisa hadlay ayaa umahadceliyay khadar oo manta dadkan daryarta ah biyaha soo garsiyay

02/03/2026

Ururka midnimada hiiraan ayaa malinti 7 wado biyo dhaamin ay u sameynayan dadka danyarta ah ee ku jira kaamamka magalada baladweyne

Madaxa maaliyada ururka midnimada hiiraan xaaji osman ahmed huurshow ayaana balan qaday inu garab tagnan doono dadka danyarta ah ee ku jira kamamka magalada iyo guud ahaan gobolka hiiraan

Waxaan u mahadcelinaynaa Green Hope University - Branch of Beledweyne gaar ahaan xarunteeda Gobolka HiiraanOo maanta nag...
01/03/2026

Waxaan u mahadcelinaynaa Green Hope University - Branch of Beledweyne gaar ahaan xarunteeda Gobolka Hiiraan
Oo maanta nagala qayb qaatay gurmadka biyo-dhaaminta ah ee loo sameyay dadka ay sida daran u saameeysay abaarta ba’an ee ka jirta dalkeenna.

Waxaad iftiin iyo rajo u noqoteen qoysas badan oo biyo la’aan iyo duruufo adag la daalaa dhacayay.

Ilaahay ha idiinka abaalmariyo dadaalkaas qiimaha leh, hana idin barakeeyo cilmigiinna iyo kaalintiinna bulsho.

28/02/2026

ururka midnimada hiiraan iyo jamacada green hope university oo is kaashanayo ayaa manta biyo dhaamin u sameyay dad danyar ah oo kusoo barakacay kaamka tedaan ee duleedka magalada balanweyne

Madaxa maaliyada ururka midninda hiiran haaji osman ahmed huurshow iyo mamulka jamacada green hope university ayaa ugu baaqay dadka muxsininta ah iney u gargaaran dadka danyarta ah ee kusoo barakacay kamamka magalada baladweyne iyo nawaxiga magalada

27/02/2026

Ururka midnimada hiiraan ayaa manta biyo dhaamin u sameyay dadki kaso barakacay dagmoyinka maxaas iyo moqokori oo ku jira kaamka teedaan

Ururka midnimada Hiiraan oo manta biyo dhaamin u sameyay dadka Danyar ah oo  ku nool kamka teedan ee Ku Yala Deganka cee...
27/02/2026

Ururka midnimada Hiiraan oo manta biyo dhaamin u sameyay dadka Danyar ah oo ku nool kamka teedan ee Ku Yala Deganka ceeljaale

26/02/2026

Ururka midnimada hiiraan oo manta biyo dhaamin u sameyay dadka ku nool degaanka guri cade

Ururka midnimada hiiraan ayaa manta 3 booyadod oo biyo macaan ah u geeyay dadka ku nool deegaanka guri cade  Deeqdaas bi...
26/02/2026

Ururka midnimada hiiraan ayaa manta 3 booyadod oo biyo macaan ah u geeyay dadka ku nool deegaanka guri cade

Deeqdaas biyaha ah oo ay ururka midnimada hiiraan geeyen degankas ayaa waxa uso wakiishay maamo shamso cabdi siyaad iyo asxabteda

Dadka degaanka ayaana ka mahadceliyay deqdaas manta loo geyay waxeyna sheegen in xiligii ay ugu baahida badnayen laso garsiyay biyaha
Waxeyna codsaden in wax waliba oo kaalmo ah lalaso garo degankan

Madaxa maliyada ururka midnimada hiiraan haaji osman ahmed huurshow ayaa asaguna dhankiisa umahadceliyay dadka muxsininta ah oo soo sadaqeystay deeqdan biyaha ah

Ururka Midnimada Hiiraan wuxu ugu Hambalyeeyaynaya umada soomaliyed Curashada bisha barakeysan ee ramadaan 🌙Beledweyne, ...
17/02/2026

Ururka Midnimada Hiiraan wuxu ugu Hambalyeeyaynaya umada soomaliyed Curashada bisha barakeysan ee ramadaan 🌙

Beledweyne, Arbaco 18 February 2026 1 Ramadan 1447 hijri

Gudoomiyaha Ururka Midnimada Hiiraan, mudane Shaafici Abdikariin Adow ayaa ummadda muslimiinta ah gaar ahan umada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan

Gudoomiyaha ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu baaqay in bishaan uga faa’iideestaan in ay isu soo dhawaadaan, dalkana u duceeyaan, waxa uuna Allah ka rejeeyay in bishaan Barakaysan ay noo dhamaato dalka oo nabad iyo barwaaqo ah insha allah .

—DHAMMAAD—

Hambalyo sanadka cusub 2026Gudoomiyaha ururka midnimada hiiraan mudane shaafici Abdikarin addow ayaa munaasabada sanadka...
01/01/2026

Hambalyo sanadka cusub 2026

Gudoomiyaha ururka midnimada hiiraan mudane shaafici Abdikarin addow ayaa munaasabada sanadka cusub ugu hambalyeyay dadka soomaaliyed gaar ahaan shacab weynaha gobolka hiiraan

gudoomiyaha ayaa allaha ugu baryay in sanadkan iyo sanado kalo badna illahey nabad caafimad iyo barwaaqo ku gaarsiyo umada somaliyed

Gudoomiyaha ayaa kula dardarmay dadka soomaliyed in ay isku naxaristan kana shaqeeyan midnimada iyo wada jirka umada soomaliyed 🇸🇴

Waxaan HAMBALYO u direynaa Annaga oo ah Ururka Midnimada Hiiraan Mudane Mohamed Ibrahim Siyaad oo loo Magacaabay Isu-duw...
23/11/2025

Waxaan HAMBALYO u direynaa Annaga oo ah Ururka Midnimada Hiiraan Mudane Mohamed Ibrahim Siyaad oo loo Magacaabay Isu-duwaha Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Hiiraan

Mohamed, wuxuu mudan yahay xil kasta oo loo dhiibo waa Nin dhalinyaro ah oo aad u firfircoon oo dun ahaan aad u wanaagsan

Waxaan ilaahay ugu baryeynaa Mustaqbal sarreeyo & horumar Caafimaad ee uu kusoo kordhiyo Gobolka Hiiraan.

Mar kale HAMBALYO Mudane

Address

Beledweyne
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ururka Midnimada Hiiraan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category