13/02/2025
Maamulaha guud ee machadka salsabiil Waxaa Sharaf Weyn u ah inuu maanta soo kormeero Xaruunta Machadka Salsabiil ee Magaalada baydhabo ee uu hadda kaga howl galo magaalada Baydhabo ,Waxaana Sharaf Weyn u ah isaga iyo Madaxda Sare ee Mu,asasada Salsabiil Charity Foundation Iney Diraasada Machadka Ay Si Toos ah u bilaabatay maanta , alle ayaa mahaddaasi iska leh ugu horeyntii , u mahadnaqidda alle ka dib waxaa mahaddaasi iska leh Wasiirka Wasaaradda Awqaafta Iyo arimaha Diinta [email protected] Nur Sidow Baba oo isna Suurtagaliyay iney Macaahidda shareecada lagu barto ee dkgs uu u sameeyo shahaadooyinka sharci ah oo ay ku howl gali karaan is diiwaan galintooda ka dib , iyadoo uu machadkanina uu yahay macaahiddii uhi horeysay ee degmada baydhabo ka qaata Shahaadada Diiwaan galinta Macaahidda lagu barto diraasaadka Islaamka , ugu danbeentii waxa uu maamulaha guud ee Machadkani uu Mahad ballaaran u soo jeedinayaa Madaxda Sare ee Mu,asasada Salsabiil Charity Foundation oo geed dheer & geed Gaabbanba u fuulay Hirgalinta & Furitaanka Machadkani .
Waxa aan ugu baaqeynaa ardada hadda is diiwaan galisay ee loo bilaabay Diraasada kuwaasoo uu machadkani deeqdaan Waxbarasho ee Lacag La,aanta ah Si ay u bartaan Diraasaadka Islaamka & Cilmi Baarista iney ka Faa,ideystaan fursaddaan la siiyay ee dahabiga ah, sidoo kale ardada degan Soonaha mursal ee Xaafadda Horseed ee magaalada baydhabo waxaan ugu Baaqeynaa iney Ka faaideystaan Fursaddaan dahabiga ah.
Diraasadda Machadkani ayaa waxaa La Bixin doonnaa oo ay bilaabatay maanta oo khamiis ah oo ay taariikhduna tahay 13 / 2/2025.
Waxaanna la bixiyaa diraasadda Maalmaha Khamiista iyo Jimcaha Gelinka danbe .
Ka faa,ideysi Wacan
Wixij faafaahin ah kala Xiriir
Tel
0616212206
0626212206
Ama emailka
[email protected]
Mahadsanidiin
Mahadsanidiin
Gmail is email that’s intuitive, efficient, and useful. 15 GB of storage, less spam, and mobile access.