Warjinaay Water Supply Company

Warjinaay Water Supply Company Warjinaay Water Supply Company – Biyo nadiif ah oo la isku halayn karo, adeeg degdeg ah iyo kalsooni buuxda. "Biyo Nadiif ah, Bulsho Faraxsan"

02/05/2026

Biyo Nadiif ah oo deg deg ah warjinaay ugu imow

adoo ruunkaada jooga ku raaxeyso

Qanacad iyo qiimo jaban

🌙✨ Hambalyada Ciida Al-Fitr – Warjinay Water Supply Company ✨🌙Maamulka iyo bahda Warjinay Water Supply Company waxay ham...
19/03/2026

🌙✨ Hambalyada Ciida Al-Fitr – Warjinay Water Supply Company ✨🌙

Maamulka iyo bahda Warjinay Water Supply Company waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan howl wadaenada,shaqalaha,macaamiisha iyo bulshada ay u adeegaan, munaasabadda barakeysan ee Ciida Al-Fitr.

Ciidani waa maalin farxad, isu naxariis, iyo is cafin. Waa fursad aynu ku xoojino midnimada, wadajirka, iyo adeeg hufan oo bulshada lagu horumarinayo.

Waxaan Ilaahay ka baryeynaa inuu naga aqbalo cibaadadii bisha barakeysan ee Ramadaan, naguna gallado caafimaad, barwaaqo, iyo biyo nadiif ah oo joogto ah.

🌿 Kullu caam wa antum bikhayr
🌿 Ciid Mubaarak!

— Warjinay Water Supply Company

Tacsi Rasmi                                                     إنا لله وإنا إليه راجعون Xaji Aadan C/llahi Macalin (Xaj...
01/03/2026

Tacsi Rasmi

إنا لله وإنا إليه راجعون

Xaji Aadan C/llahi Macalin (Xaji Enay),

Address

Baydhabo

Telephone

+252618356868

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warjinaay Water Supply Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Organization

Send a message to Warjinaay Water Supply Company:

Share

Category