Greensom Technical Training Institute

Greensom Technical Training Institute Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Greensom Technical Training Institute, Horseed Village, Baidoa.

  Si sare loogu qaado awooda Xirfadeed iyo aqooneed ee ardeyga Machadka Tababarada Xirfadaha Gacanta GREENSOM wuxuu  u q...
05/12/2025



Si sare loogu qaado awooda Xirfadeed iyo aqooneed ee ardeyga Machadka Tababarada Xirfadaha Gacanta GREENSOM wuxuu u qabtey qaar kamid ah ardada Jaamacadda GSU Tababar la xariira Karinta Cuntada iyo Macmacaanka ( Cooking and Confectionery Skills) iyo Diyaarinta iyo dubida Cuntooyinka
( Food Preparation and Baking).
Ujeedada Tababarkaan ayaa ah in sare loo qaado awooda aqooneed iyo xirfadeed ee ardeyga.



  Machadka Tababarada Xirfadaha ee   ayaa qabtey Tababar la xariira Xirfada Korontada kaaoo ay ka fiideysteen ardey tiro...
22/11/2025



Machadka Tababarada Xirfadaha ee ayaa qabtey Tababar la xariira Xirfada Korontada kaaoo ay ka fiideysteen ardey tiro badan
Ujeeda tababarka ayaa ahaa in la baro ardada xirfado ay ku shaqeystaan si loo yareeyo shaqo la'aanta dhalin yarada...loona dhiira geliyo shaqo abuurka.


  Qurxinta dumarka Salon Beauty waa mid kamid ah xirfadaha ay ku shaqeystaan dumarka loogana jecel yahay. Machadka Tabab...
19/11/2025



Qurxinta dumarka Salon Beauty waa mid kamid ah xirfadaha ay ku shaqeystaan dumarka loogana jecel yahay.
Machadka Tababarada Xirfadaha ee ayaa qabtey Tababar ku saabsan Qurxinta dumarka. kaasoo ay ka fiideysteen gabdho badan..
Ujeeda tababarka ayaa ahaa in la baro ardada xirfado ay ku shaqeystaan si loo yareeyo shaqo la'aanta dhalin yarada...


  Machadka Tababarada Xirfadaha ee   ayaa qabtey Tababar la xariira dhismaha kaaoo ay ka fiideysteen ardey badan laguna ...
15/11/2025



Machadka Tababarada Xirfadaha ee ayaa qabtey Tababar la xariira dhismaha kaaoo ay ka fiideysteen ardey badan laguna barey Dhismaha..
Ujeeda tababarka ayaa ahaa in la baro ardada xirfado ay ku shaqeystaan si loo yareeyo shaqo la'aanta dhalin yarada...loona dhiira geliyo shaqo abuurka.


  Machadka Tababarada Xirfadaha ee   ayaa qabtey Tababar la xariira Xirfadaha Dhar karinta  kaaoo ay ka fiideysteen arde...
11/11/2025



Machadka Tababarada Xirfadaha ee ayaa qabtey Tababar la xariira Xirfadaha Dhar karinta kaaoo ay ka fiideysteen ardey badan..
Ujeeda tababarka ayaa ahaa in la baro ardada xirfado ay ku shaqeystaan si loo yareeyo shaqo la'aanta dhalin yarada...


 Machadka Tababarada Xirfadaha ee   ayaa qabtey Tababar la xariira Xirfadaha Mexhanic ga iyo baabuur wadida kaaoo ay ka ...
10/11/2025


Machadka Tababarada Xirfadaha ee ayaa qabtey Tababar la xariira Xirfadaha Mexhanic ga iyo baabuur wadida kaaoo ay ka fiideysteen ardey badan..
Ujeeda tababarka ayaa ahaa in la baro ardada xirfado ay ku shaqeystaan si loo yareeyo shaqo la'aanta dhalin yarada...


06/11/2025


  Si sare loogu qaado awooda Xirfadeed iyo aqooneed ee ardeyga, Machadka Tababarada Xirfadaha Gacanta   wuxuu qabtey Tab...
06/11/2025



Si sare loogu qaado awooda Xirfadeed iyo aqooneed ee ardeyga, Machadka Tababarada Xirfadaha Gacanta wuxuu qabtey Tababar mudo socon doono la xariira Shampo sameynta..Si ay dhalin yarada ugu noqoto shaqo abuur ay uga baxaan shaqo la'aanta..



  Si sare loogu qaado aqoonta Xirfadeed ee dhalin yarada loona baro xirfado ay ku shaqeystaan. Machadka Tababarada Xirfa...
05/11/2025



Si sare loogu qaado aqoonta Xirfadeed ee dhalin yarada loona baro xirfado ay ku shaqeystaan.
Machadka Tababarada Xirfadaha Gacanta wuxuu qabtey Tababar mudo socon doono kaasoo lagu bari doono ardada Xirfada Cilaan Saarka .



04/11/2025


 Machadka Tababarada Xirfadaha Gacanta   wuxuu qabtey Tababar la xariira Dhaqashada shinida ( BEE KEEPING SKILLS) si loo...
04/11/2025


Machadka Tababarada Xirfadaha Gacanta wuxuu qabtey Tababar la xariira Dhaqashada shinida ( BEE KEEPING SKILLS) si loogu tababaro ardada dhalin yarta Xirfado ay ku shaqeystaan oo ay uga baxaan shaqo la'aanta.
Tababarka ayaa socon doona mudo 3bilood ah I.A.



Address

Horseed Village
Baidoa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Greensom Technical Training Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share