30/05/2026
Waxan halkan Hambalyo iyo Duco uga Soo gudbinaynaa dhammaan ardeyda fasallada, Class 8 iyo Form 4, gaar ahaan ardeyda dhigata dugsiyada Degmada Badhan, kuwaas oo maanta u fariisanaya imtixaanka DAWLADDA puntland, eebbe ha idinku guuleeyo, kamana dhigo dedaalkii iyo juhdigii aad muddada dheer kusoo jirteen mid khasaara.