Dawlada Hoose Ee Dagmada Caluula

Dawlada Hoose Ee  Dagmada Caluula This Is The official Page of Caluula Municipality

Gudoomiyaha Degmada Caluula Mudane Ahmed Mohamed Hassan hamari "Mubarak Dhammaan Ummada Muslimiinta Gaar Ahaan Umada Soo...
26/05/2026

Gudoomiyaha Degmada Caluula Mudane Ahmed Mohamed Hassan hamari

"Mubarak Dhammaan Ummada Muslimiinta Gaar Ahaan Umada Soomaliyeed Alle ha ina ka aqbalo Acmaasha Wanaagsan"

Xafiiska Warfafinta || Dawlada Hoose Ee Dagmada Caluula

13/05/2026

Gudoomiyaha Degmada Caluula Ayaa maanta Magaalada Xaabo kusoo dhaweeyay wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha gobalka raasi caseyr iyo taliyaha qaybta gobalka raasi caseyr

Xafiiska Warfafinta || Dawlada Hoose Ee Dagmada Caluula || C Malik Gurdan

Magaalada Xaabo ee xarunta ganacsiga Gobolka Raas-Casayr ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay wafdi ballaaran oo uu h...
13/05/2026

Magaalada Xaabo ee xarunta ganacsiga Gobolka Raas-Casayr ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Gobolka Raas-Casayr Mudane Muuse Saalax Guuleed, waxaana wafdiga qeyb ka ahaa Taliyaha Qaybta Cusub ee Gobolka Raas-Casayr G/sare Maxamuud Maxamed Cabdulle Shoox, Taliye Ku-xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Raas-Casayr G/ Ali Said Aani, Taliyaha Tulbataariyada Gobolka Raas-Casayr Kabtan Abdi Xaabo iyo masuuliyiin kale.

Wafdiga ayaa waxaa afafka h**e ee magaalada kusoo dhaweeyay Guddoomiyaha Degmada Caluula, nabadoonno, waxgarad, dhalinyaro, haween iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Xaabo, kuwaasi oo muujiyay taageero iyo soo dhoweyn diirran.

Socdaalka wafdigan ayaa qeyb ka ah xoojinta amniga, wada shaqeynta maamulka iyo bulshada, iyo dardargelinta horumarka Gobolka Raas-Casayr.

Xafiiska Warfafinta || Dawlada Hoose Ee Dagmada Caluula || C Malik Gurdan

“We are ready.”
03/05/2026

“We are ready.”

  Gudoomiyaha Degmada Caluula Mudane Ahmed Mohamed Hassan Hamari Ayaa Umagacaabey Tababaraha Xulka Degmada Seid Ahmed Al...
30/03/2026

Gudoomiyaha Degmada Caluula Mudane Ahmed Mohamed Hassan Hamari Ayaa Umagacaabey Tababaraha Xulka Degmada Seid Ahmed Ali Varane

Xafiska Warfafinta || Dawlada Hoose Ee Dagmada Caluula

20/03/2026

Hadal jeedinta || Gudoomiyaha degmada caluula axmed maxamed xasan xamari iyo salaadii Ciidul-fidriga oo lagu oogay mawlaca caasimada gobolka raasi aseyr caluula

Xafiska Warfafinta || Dawlada Hoose Ee Dagmada Caluula

Caluula – 20 March 2026Guddoomiyaha Degmada Caluula  Mundane Ahmed Mohamed Hassan Hamari oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Go...
20/03/2026

Caluula – 20 March 2026

Guddoomiyaha Degmada Caluula Mundane Ahmed Mohamed Hassan Hamari oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Gobolka Raasi Caseyr iyo masuuliyiin kale oo ay ka mid yihiin xildhibaano ka tirsan Golaha Baarlamaanka Puntland, ayaa maanta shacabka magaalada Caluula kala qeyb galay tukashada Salaadda Ciidda

Masuuliyiinta ayaa shacabka kula tukaday munaasabadda barakaysan ee Ciidul Fidriga, iyagoo la wadaagay farxad, isxilqaan iyo midnimo.

Maamulka Degmada Caluula ayaa shacabka ugu hambalyey Ciidda, waxayna u rajeynayaan nabad, barwaaqo iyo horumar.

xafiska Warfafinta || Dawlada Hoose Ee Dagmada Caluula

19/03/2026

Hadaljeedinta || Gudomiyaha degmada caluula axmed maxamed xasan xamari oo maanta kormeer kutagay degaamo dhowr ah oo maalmahan lagawaday biyo dhaan

Xafiska Warfafinta || Dawlada Hoose Ee Dagmada Caluula

Gudoomiyaha Degmada caluula axmed maxamed xasan xamari  Ayaa Hambalyo Udiray Shacabka Soomaaliyeed Gaar Ahaan Shacabka P...
19/03/2026

Gudoomiyaha Degmada caluula axmed maxamed xasan xamari Ayaa Hambalyo Udiray Shacabka Soomaaliyeed Gaar Ahaan Shacabka Puntland Ciidul Fidriga Awgeed

Xafiska Warfafinta || Dawlada Hoose Ee Dagmada Caluula

19/03/2026

Deegaanka Booco ee degmada Caluula waxaa si rasmi ah looga daahfuray mashruuca biyo dhaanka

Xafiska Warfafinta || Dawlada Hoose Ee Dagmada Caluula

Address

Alula

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dawlada Hoose Ee Dagmada Caluula posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share