26/12/2025
Shirkadda Fayadhawr iyo maamulka Waaxda Bakiin.
Maamulka Waaxda Bakiin ee Degmadda Cadaado ayaa Olole Nadaafaded ka sameeyey waaxda Bakiin olalaha ayaa laga sameeyey goobo kala duwan waxaana qayb ka ahaa Dadweynaha Bakiin Degan.
Shirkadda Fayadhawr Waste Management ayaa qayb ka ahayd ololaha Nadaafada lagu sameeyey qaybo badan oo kamida Waaxda Bakiin.
Maamulka Waaxda Bakiin ayaa dadweynaha waaxda Degan ugu baaqay in Shirkadda la iska saaro qashinka la iskana ilaaliyo in mar kale goobahan qashin lasoo dhigo.