Ali Dhaanto

Ali Dhaanto Welcome to my official facebook fan page. Enjoy my dhaanto. Let us embrace our culture and promote it. Tagerayasha qaaliga ah- wa pagekeyga rasmiga ah.

Ku so dhawada. Su'aal qofki qabo, ha i soo qoro, inshaalah. Ali Beshir Abdi - (Ali Dhaanto)

08/09/2026

Sheekadii waan qandhaysnahay ee Xassan Xukun walaalkii ee baadiyaha.

07/09/2026

Afdheertu waa wada cilmi Kulahaa meesha wadaad ma joogee inaga kiciya Hahah 😆

07/09/2026

inta danbe gurigaan ku ooyi 😅

07/09/2026

Sheekadii Malas wuu bakhtiyay iyo Alle ha unaxariisto maxaad u dhihi wayday ee Xassan Xukun qabsatay 😆😅

06/09/2026

Komishinka Baadhista Tacaddiyadii Ka Dhacay DDS

05/09/2026

Wiilkan indhihiisa waa la bad baadin karaa

Biid khadar waxuu ku nool yahay iimay bari oo deegaanka ah, Fadlan faafi oo ka qayb qaado sidii loo dawayn lahaa wiilkaas

04/09/2026

Gabadh masayrsan ayaa i heshay oo..." Xassan Xukun

02/09/2026

Tijaabi nasib kaaga Shirkada & waxay bixinayaan gaadhi bakhtiyaa nasiib ah iibso hal cadara deena ku guulayso gaadhi hadii nasiib kaagu ku siiyo .

- Nairobi - BBS mall first floor
- Contact number : +254722777394
- Discount Code : Ali dhaanto 20%
- Tiktok account :

Ina lilaah wa inaa ilaahi raajicuun. ilaahayow ku naxariiso  Dr. Cabdinaasir Axmed, Madaxweynihii h**e ee Jaamcadda Jigj...
01/09/2026

Ina lilaah wa inaa ilaahi raajicuun. ilaahayow ku naxariiso Dr. Cabdinaasir Axmed, Madaxweynihii h**e ee Jaamcadda Jigjiga. Ayaa tii rabi ku timid.

Wuxuu ahaa gardaadiyaha Jaamacadda Jigjiga, wuxuuna gashi badan galiyay waxbarashadda Deegaanka Soomaalida. Eheladda iyo qaraabada iyo dhamaan shacabka Deegaanka Soomaalidana samir iyo iimaan alle ha ka siiyo. Aamiin.

Asc waxaan idinla wadaagayaa fursan aad u wanagsan oo qiima badan .dunida meeshaad doonto ka joog  Shirkada   &   ee xar...
31/08/2026

Asc waxaan idinla wadaagayaa fursan aad u wanagsan oo qiima badan .

dunida meeshaad doonto ka joog Shirkada & ee xarunteedu tahay BBS Mall waxay idiin haysa gaadhi lagu qadan hayo bakhtiyaa nasiib.

waa hadii nasiib kaagu ku saacido iyo fataxada aad walidkaa ka soo qadato Iibso Hal cadara deedna faylka warqada Buux buuxi wixii intaa ka danbeeya sug nasiib kaaga . Si aad qiima dhimis u hesho isticmaal Magaca Dhaanto

Adress

Håga Parkgata 18 Lgh 1201
Västerås

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Ali Dhaanto postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Kontakta Organisationen

Skicka ett meddelande till Ali Dhaanto:

Genvägar

Dela