Baakaay Cumar

Baakaay Cumar Mohamed Omar (Baakaay Omar) | Journalist

02/06/2026

Ninkii Xasan Sheekh Aduunka ku Ceebeeyay oo Arin Naxdin leh kawada Raaga Celle.

02/06/2026

DEG DEG: Shariif oo hub & ciidan badan laso baxay & Xasan Sheekh oo maraya ciqaab kadaran tii Farmajo ee 2021-kii.

Sii faafi Muuqaalka.

01/06/2026

QUUS: Wiil 14-jir ah oo loo toogtay Muuqaal Gabar laga duubay oo TikTok ladhigay |walee baahasha Faraha ayay kabaxday|

01/06/2026

Askarigaan waa in hadda labadbaadiyaa, 2 Sano ayuu oynaayay, Naxdin & Quus | aaway Madaxdii Dalka?|

Sii faafi Muuqaalka.

DEG DEG: Cali Guudlaawe miyaa kadambeeya Weerarka Guriga Saneey Cabdulle?Tan iyo markii uu Cali Guudlawe ogaaday in qof ...
31/05/2026

DEG DEG: Cali Guudlaawe miyaa kadambeeya Weerarka Guriga Saneey Cabdulle?

Tan iyo markii uu Cali Guudlawe ogaaday in qof kale Madaxweyne looga dhigayo Hirshabelle waxaa bilowday Weeraro aan kala joogsi lahayn Weerarki 4-aad ayaana Caawa kadhacay Jowhar.

Faahfaahino kala duwan ayaa laga helayaa Weerar Bam Gacmeed ah oo Caawa kadhacay Bar koontarool u ahayd Albaabka laga galo Hoyga Taliyaha Guutada 3-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Generaal Saneey Cabdulle Gaab.

Dhanka Kale kooxo Hubeysan ayaa xaafadda Hanti-wadaag gaar ahaan laanta Geeloow Jaaw waxa ay kudileen Askari katirsanaa Ilaalada Shirkad kashaqeeyneeysay Dhismaha Wadooyinka Magaalada Jowhar ee Adeegsan qorigiisana horay ayay usii qaateen Kooxda Dilka geystay si nabad ah ayayna uga baxeen magaalada cid daba kacdayna majirto Sida dadka deegaanka ay inala wadaageen.

Habeen h**e sidaas oo kale ayaa loo weeraray Goob uu fadhiyay Gudoomiyaha xaafada Hanti-wadaag isla Habeen kasii h**eysay sidaas oo kale ayaa Bam loogu weeraray xaafado kuyaal Jowhar.

Dhowr Jiho oo Jowhar waxaa kusugan maleedhiyaad Kooxda AS katirsan, horay weeraro ugama dhici jirin magaalada Cali iyo Kooxdiisa ayaa lagu Dhowr jeer lagu eedeeyay in isfahan gooni ah uu kala dhaxeeyay Argagaxisada laakin hadda ay kaquusteen maadaama Kursiga ladhaafinooyo cali.

Yaa kadambeeyo ayaad isleedahay?

31/05/2026

Shariif Xasan oo Dhulka lajaray Aadan Madoobe, Jaamac, Eelaay & Doorashadii Beydhabo oo lagu...

31/05/2026

Wiilashaan waa in si deg deg loo badbaadiyaa, Xasan Sheekh & Farmaajo ayaa halistaan galiyay.

Sii faafi Muuqaalka.

30/05/2026

Bal eeg: Wiilashaan badankood waa ladilay, xaalka Beydhabo meel xun uu marayaa |Laftagareen waji kaama lihi ayu laso baxay|.

Sii faafi Muuqaalka.

Abdullahi Mohamed Sheikh Hassan Fooley oo ah walaalka Halyeeygii Shahiiday ee Taliye Suulnuuge ayaa ku guuleystay hoggaa...
30/05/2026

Abdullahi Mohamed Sheikh Hassan Fooley oo ah walaalka Halyeeygii Shahiiday ee Taliye Suulnuuge ayaa ku guuleystay hoggaanka Ururka United Youth of East Africa.

Hambalyo ayaan leenahay

28/05/2026

Mahad Salaad & Qoor Qoor oo ciqaab adag marsiinaya Xasan Sheekh & Xaalka Galmudug oo…

Address

Jeddah

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baakaay Cumar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share